{"id":25941,"date":"2016-10-04T05:00:44","date_gmt":"2016-10-04T05:00:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25941"},"modified":"2016-10-04T05:00:44","modified_gmt":"2016-10-04T05:00:44","slug":"sacuudi-carabiya-oo-dil-ku-fulisay-haweeney-itoobiyaan-ah-oo-dishay-gabar-yar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/04\/sacuudi-carabiya-oo-dil-ku-fulisay-haweeney-itoobiyaan-ah-oo-dishay-gabar-yar\/","title":{"rendered":"Sacuudi Carabiya oo dil ku fulisay Haweeney Itoobiyaan ah oo dishay gabar yar&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Saudi Arabia {ArabsiyoNews}&#8211;Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa dil ku fulisay Haweeney Itoobiyaan ah, taasoo lagu helay dambi ah inay dishay gabar yar Sacuudiyaan ah, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga.<\/p>\n<p>Zamzam Abudllah Boric ayaa dil lagula fuliyay magaalada Riyadh, kaddib markii gabar yar ay qoorta ka goysay, ugana tagtay meydkeeda Suuliga.<\/p>\n<p>Sacuudiga ayaa ah dalka saddexaad ee fuliyay xukunada dilka, waxaana dilkan uu noqonayaa kii 124aad oo Ajnabi iyo Sacuudiyaan isugu jira oo sanadkan la fuliyo.<\/p>\n<p>Dadka Itoobiyaanka ayaa ah kuwo inta badan shaqooyin u doonta dalka qaniga ku ah Saliida ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana badankood ay yihii Jaariyo ama booyaaso.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in tan iyo sanadkii 2015 Sacuudiga ay dil ku fulisay 158 ruux, taasoo ka dhigaysa dalka saddexaad ee fuliya xukunada dilka, marka lagu daro dalalka Iiraan iyo Pakistan.<\/p>\n<p>Sacuudiga ayaa inta badan dilalka ku fuliya seef qoorta looga gooyay dadka lagu helo dambiyada dilka, ka ganacsiga daroogada, xatooyada hubeysan, kufsiga iyo dadka ka baxa Diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Bishii Janaayo ayay aheyd markii Sacuudiga 47 ruux oo lagu helay dambi Argagixiso maalin kaliya lagu fuliyay dil, waxaa ku jiray dadka la dilay wadaad caan ahaa oo Shiico ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeisa Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saudi Arabia {ArabsiyoNews}&#8211;Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa dil ku fulisay Haweeney Itoobiyaan ah, taasoo lagu helay dambi ah inay dishay gabar yar Sacuudiyaan ah, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga. Zamzam Abudllah Boric ayaa dil lagula fuliyay magaalada Riyadh, kaddib markii gabar yar ay qoorta ka goysay, ugana tagtay meydkeeda Suuliga. Sacuudiga ayaa ah dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25942,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Kp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25941"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25941\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}