{"id":25908,"date":"2016-10-03T12:17:50","date_gmt":"2016-10-03T12:17:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25908"},"modified":"2016-10-03T12:17:50","modified_gmt":"2016-10-03T12:17:50","slug":"daawo-xildhibaan-nac-nac-oo-sida-fiinta-uga-qayliyay-cali-xaraare-iyo-xisbiga-mucaaridka-ah-ee-wadani-fariin-adagna-u-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/03\/daawo-xildhibaan-nac-nac-oo-sida-fiinta-uga-qayliyay-cali-xaraare-iyo-xisbiga-mucaaridka-ah-ee-wadani-fariin-adagna-u-diray\/","title":{"rendered":"Daawo:- Xildhibaan Nac-Nac Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Cali Xaraare Iyo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Fariin Adagna U Diray"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(Arabsiyo News) Xildhibaan Axmed Maxamad Diiriye Nac-nac kana mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay xarunta golaha dhexdiisa ayaa sida fiinta uga qayliyay barnaamij uu soo saaro Cali Xaaraare, iyo masuuliyiin uu sheegay inay ka tirsan yihiin xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeya.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-29622 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Xildhibaan-Nac-Nac-Cali-Xaraare-Wadani.jpg?resize=719%2C417\" sizes=\"auto, (max-width: 719px) 100vw, 719px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Xildhibaan-Nac-Nac-Cali-Xaraare-Wadani.jpg?w=669 669w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Xildhibaan-Nac-Nac-Cali-Xaraare-Wadani.jpg?resize=300%2C174 300w\" alt=\"xildhibaan-nac-nac-cali-xaraare-wadani\" width=\"719\" height=\"417\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaanu xildhibaanku ffariin adag u diray wariye Cali Xaraare iyo masuuliyiintaasi uu sheegay inay ka tirsan yihiin xisbiga mucaaridka ah ee wadani.<\/p>\n<p>Halkan Ka Daawo<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/QaG-76OfZWc?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News) Xildhibaan Axmed Maxamad Diiriye Nac-nac kana mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay xarunta golaha dhexdiisa ayaa sida fiinta uga qayliyay barnaamij uu soo saaro Cali Xaaraare, iyo masuuliyiin uu sheegay inay ka tirsan yihiin xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25909,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6JS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25908"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25908\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}