{"id":25900,"date":"2016-10-03T12:06:59","date_gmt":"2016-10-03T12:06:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25900"},"modified":"2016-10-03T12:06:59","modified_gmt":"2016-10-03T12:06:59","slug":"al-shabaab-oo-goordhawayd-weerar-ku-qaaday-saldhig-ay-leeyihiin-ciidamada-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/03\/al-shabaab-oo-goordhawayd-weerar-ku-qaaday-saldhig-ay-leeyihiin-ciidamada-itoobiya\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo Goordhawayd Weerar ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa saakay weerar ay madaafiic u adeegsadeen waxa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha deegaanka Ceel Cali, Abuukar Yarow Cumar , oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in tiro madaafiic Al-Shabaab kusoo garaaceyn meel ku dhaw saldhiga ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Ceel Cali.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Deegaanka ayaa sheegay in madaafiicdaasi aysan wax qasaaro ah kasoo gaarin dadka shacabka ah ee kunool deegaanka, mana ka hadlin Gudoomiyaha qasaaraha ciidamada Itoobiya kasoo gaaray madaafiicdaasi lagu soo weeraray.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar madaafiic ah saakay ku qaadeen saldhig ciidamada Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Ceel Cali, ayna halkaasi qasaaro ku garsiiyeen Ciidamada Itoobiya ee saldhigaasi kusugnaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa saakay weerar ay madaafiic u adeegsadeen waxa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha deegaanka Ceel Cali, Abuukar Yarow Cumar , oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in tiro madaafiic Al-Shabaab kusoo garaaceyn meel ku dhaw saldhiga ay ciidamada Itoobiya ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6JK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25900","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25900"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25900\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}