{"id":25898,"date":"2016-10-03T12:05:01","date_gmt":"2016-10-03T12:05:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25898"},"modified":"2016-10-03T12:05:01","modified_gmt":"2016-10-03T12:05:01","slug":"deg-deg-madasha-wadatashiga-iyo-toosinta-qaranka-somaliland-oo-ka-hadley-xisbiga-ay-ku-biiri-doonan-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/03\/deg-deg-madasha-wadatashiga-iyo-toosinta-qaranka-somaliland-oo-ka-hadley-xisbiga-ay-ku-biiri-doonan-muuqaal\/","title":{"rendered":"Deg Deg :- Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Somaliland Oo Ka Hadley Xisbiga Ay Ku Biiri Doonan + Muuqaal."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong>(Arabsiyo-News):-<\/strong> Madasha wadashiga iyo toosinta qaranka Somaliland\u00a0 oo maanta warbaahinta kula hadlay hotel Maansoor ee magaalada \u00a0Hargeysa ayaa waxaa ay ka hadleen in uu jiro\u00a0 wararka sheegaya in ay ku biirayaan xisbi mucaaridka ah Waddani .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Muj.Xassan Guure gudoomiyaha madasha ayaa waxaa uu sheegay in aanu jirin xisbi ay go,aansadeen in ay ku biiran isla markaana aanay u muuqan xisbi ay ku arkaan mid ay ku biiri karaan .<\/p>\n<p>Sidoo kale muj.Xassan Guure \u00a0ayaa waxaa uu tilmaamay in mustaqbalka xisbigii ay u arkaan in uu dalkan dantiisa wado ay ku biiri doonan balse wakhti xaadirkan \u00a0aanu u muuqan \u00a0xisbigaasi<\/p>\n<p>\u201d Saddex xisbi ee jira mid isaga murankiisu waxuu ku danbeyn doono la garan maayo lakiin xisbiyada jira mid aanu hunguri naga jiro in aanu ku biirno ma jiro waxaana ay ku xidhan tahay mawaaqifta ay ka qaatan arimahaas maanta jira \u201d ayuu yidhi muj.Xassan Guure<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan <\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8s8JBIapB4M\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Madasha wadashiga iyo toosinta qaranka Somaliland\u00a0 oo maanta warbaahinta kula hadlay hotel Maansoor ee magaalada \u00a0Hargeysa ayaa waxaa ay ka hadleen in uu jiro\u00a0 wararka sheegaya in ay ku biirayaan xisbi mucaaridka ah Waddani . &nbsp; Muj.Xassan Guure gudoomiyaha madasha ayaa waxaa uu sheegay in aanu jirin xisbi ay go,aansadeen in ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6JI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25898"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25898\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}