{"id":25891,"date":"2016-10-02T19:16:30","date_gmt":"2016-10-02T19:16:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25891"},"modified":"2016-10-02T19:16:30","modified_gmt":"2016-10-02T19:16:30","slug":"ismaaciil-buubaa-oo-sharaxay-faraqa-u-dhexeeya-somali-republic-iyo-republic-of-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/02\/ismaaciil-buubaa-oo-sharaxay-faraqa-u-dhexeeya-somali-republic-iyo-republic-of-somalia\/","title":{"rendered":"ISMAACIIL BUUBAA OO SHARAXAY FARAQA U DHEXEEYA \u2018SOMALI REPUBLIC\u2019 IYO \u2018REPUBLIC OF SOMALIA\u2019"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(AN)-Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa sheegay inaanu aqoonsiga Somaliland dhibaato ku ahayn dawladnimada iyo qaranimada dalka Somaliya, balse uu u yahay wax tar.<\/p>\n<p>Buubaa, ayaa qoraalo uu ku baahiyay bartiisa twitterka, waxa kale oo uu kaga hadlay faraqa u dhexeeya Somali Republic iyo Republic of Somaliya, waxaanu isagoo ugu horayn ka hadlaya aqoonsiga Somaliland uu yidhi \u201cAqoonsiga Somaliland khatar kuma aha qaranimada Somaliya. Wuxuuse geesta kale xoojinayaa dib u heshiisiinteeda, ammaanka iyo dawladnimada.\u201d ayuu yidhi Buubaa, waxaanu isagoo sharaxaya Somali Republic iyo Republic of Somaliya uu yidhi \u201cFaraqa u dhexeeya \u201cSomali Republic iyo Republic of Somalia, waxa weeye Somali Republic waxa ku jirtay taariikh ahaan Somaliland, laakiin Republic of Somaliya weligeed kumay jirin.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<p>Ismaaciil Buubaa, wuxuu sheegayaa in xuduntii Somaliland iyo Somaliya ay kala go\u2019day, waxaanu yidhi\u00a0 \u201cJamhuriyadda federaalka Somaliya oo ka dhalatay burburkii Jamhuuriyadii Somaliyed waxay xudunta u kala jartay Somaliland iyo Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa sheegay inaanu aqoonsiga Somaliland dhibaato ku ahayn dawladnimada iyo qaranimada dalka Somaliya, balse uu u yahay wax tar. Buubaa, ayaa qoraalo uu ku baahiyay bartiisa twitterka, waxa kale oo uu kaga hadlay faraqa u dhexeeya Somali Republic iyo Republic of Somaliya, waxaanu isagoo ugu horayn ka hadlaya aqoonsiga Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25043,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25891","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6JB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25891","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25891"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25891\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25891"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25891"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25891"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}