{"id":25851,"date":"2016-10-02T14:22:53","date_gmt":"2016-10-02T14:22:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25851"},"modified":"2016-10-02T14:22:53","modified_gmt":"2016-10-02T14:22:53","slug":"gudoomiye-ciro-ma-waxuu-dooran-doonaa-kursiga-golaha-mise-musharaxnimada-xisbigiisasharciga-oo-ku-khasbaya-in-uu-baneeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/02\/gudoomiye-ciro-ma-waxuu-dooran-doonaa-kursiga-golaha-mise-musharaxnimada-xisbigiisasharciga-oo-ku-khasbaya-in-uu-baneeyo\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Ciro ma waxuu dooran doonaa Kursiga Golaha mise Musharaxnimada Xisbigiisa+Sharciga  oo ku khasbaya in uu baneeyo"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo muddo ka badan 12 sanno soo ahaa guddoomiyaha golahaasi, ayaa hadda uu sharcigu ku khasbayaa in uu banneeyo oo golahana muddo kordhin kale loo sii sameeyo.<\/p>\n<p>Guddoommiye Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la filayaa in uu dhowaan\u00a0 ku dhawaaqi doono bannaynta kursiga guddoomiyaha wakiilada, ka dib markii ay maxkamadda sare ee Somaliland go\u2019aamisay in la kala qaado doorashooyinka wakiilada iyo madaxtooyada oo la soo horumariyey doorashada madaxtooyada, taas oo sababaysa in uu guddoomiye cirro u hogaansamo sharciga dalka u yaalla ee doorashada oo ah in murashaxa tartamayaa uu iska sii casilo xilka kale ee uu hayo muddo lix bilood ka hor ah wakhtiga doorashada.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa la filayaa in is casilaadda guddoomiyenimada Golaha wakiilada ku dhawaaqi doono marka ay golaha guurtida Somaliland golahaasi u sameeyan muddo kordhinta la isla qaatay ee ay maxkamadda sare u kala qaaday doorashooyinkaasi, taas oo noqonaysa in maalmo yar ka dib ku dhawaaqi doono iscasilaaddiisa marka loo eego muddadada ka hadhay doorashada madaxtooyada wakhtiga loo muddeeyey.<\/p>\n<p>Dhinaca kale bannaynta Kusiga Golaha wakiilada ee Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, ayaa loolan ka dhex abuuraya mudaneyaasha golaha wakiilada oo ku hirdamaya kursiga guddoomiyenimada Golaha wakiilada Somaliland oo ay ku loolamayaa ku xigeenkiisa iyo xildhibaanno kale oo u badan kuwa ka soo jeeda gobolka sool.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo muddo ka badan 12 sanno soo ahaa guddoomiyaha golahaasi, ayaa hadda uu sharcigu ku khasbayaa in uu banneeyo oo golahana muddo kordhin kale loo sii sameeyo. Guddoommiye Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la filayaa in uu dhowaan\u00a0 ku dhawaaqi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6IX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25851"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25851\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}