{"id":2585,"date":"2014-12-25T13:37:49","date_gmt":"2014-12-25T13:37:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2585"},"modified":"2014-12-25T13:37:49","modified_gmt":"2014-12-25T13:37:49","slug":"qaar-ka-mid-ah-suxufiyiinta-ku-sugan-puntland-oo-eedeyn-u-jeediyay-ururka-map","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/25\/qaar-ka-mid-ah-suxufiyiinta-ku-sugan-puntland-oo-eedeyn-u-jeediyay-ururka-map\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Suxufiyiinta ku sugan Puntland oo eedeyn u jeediyay ururka MAP"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah suxafiyiinta Puntland ayaa dhaliilay cadaallada ururka MAP ,waxaana hogaanka ururka lagu eedeeyay in uu ku guul-daraystay ka hortagidda musuq-maasuq baahsan oo baryahan danbe soo if-baxayay sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>\u201cHorta marka hore MAP waxaa loo doortay u qareemidda suxufiyiinta gobolka oo dhan si siman, baryahan waxaan arkaynaa in howlihii loo doortay ay dad gaar ah ku tagri-falayaan \u201c ayuu yiri Xuseen Cabdi Jimcaale Madar oo kamid ah wariyayaasha Idaacadda Daljir<\/p>\n<p>Waxaa Xuseen uu sheegay in hogaankii hore ee ururka MAP uu si cadaalad ah wariyayaasha ugala tashan jiray masiirka ururka ,isaga oo tilmaamay in hadda ay taasi meesha ka baxday ka dib doorashadii dhacday sanadkan dabaayaqaadiisi.<\/p>\n<p>\u201cRuntii maahayn wax laga filayay in dad gaar ah ay isku koobaan awoodda ururka oo qaarkood sheeganaya in ay xubno ka yihiin MAP ,waxaan ka soo horjeednaa in si khaldan kooxo gaar ah u adeegsadaan awoodda ururka\u201c ayuu isna yiri Xasan Cabdi Cali (Xasan Heykal) oo ah weriye madax bannaan.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxayay warar-is khilaafsan oo sheegayay in xoghoyihii ururka Faaduumo Maxamed Maxamuud lagu qasbay in ay is-casisho ,taasi oo ay wariyayaashan ku tilmaameen in ay tahay mid sharci darro ah.<\/p>\n<p>Weriye Feysal Boston oo ka mi ah weriyayaasha gobalka Bari ka howl gala ayaa sheegay in aysan mideysneen suxufiyiinta Puntland, isla markaana ururkan uu yahay mid aan mideyn karin saxaafadda xukuumadda Puntland<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhihi lahaa guddoomiyaha ururka oo saaxibkey ah in arintan uu daba-gal ku sameeyo,teeda kale maahayn ujeedka loo asaasy ururka kala qaybin ee waxa uu ahaa inuu isku keeno wariyayaasha \u201cayuu isna yiri Cabdi-qani C\/laahi oo ka mid ah suxufiyiinta Bosaso ka hawlgala.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay ee cabashao ka dhan ah ururka MAP ay muujiyaan qaar ka mid ah suxufiyiinka Puntland, gaar ahaan kuwa gobalka bari<\/p>\n<p>Ugu danbayntii guddoomiyaha ururka Faysal Khaliif Bare oo si xor ah doorashada ururka ugu guulaystay dhowr bilood ka hor ayaa weli jawab ka bixin eedemaha loo jeediyey ururka.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nGaroowe office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah suxafiyiinta Puntland ayaa dhaliilay cadaallada ururka MAP ,waxaana hogaanka ururka lagu eedeeyay in uu ku guul-daraystay ka hortagidda musuq-maasuq baahsan oo baryahan danbe soo if-baxayay sida ay sheegeen. \u201cHorta marka hore MAP waxaa loo doortay u qareemidda suxufiyiinta gobolka oo dhan si siman, baryahan waxaan arkaynaa in howlihii loo doortay ay dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2586,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-FH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2585"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2585\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}