{"id":25809,"date":"2016-10-01T11:15:57","date_gmt":"2016-10-01T11:15:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25809"},"modified":"2016-10-01T11:15:57","modified_gmt":"2016-10-01T11:15:57","slug":"war-deg-deg-ah-qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/01\/war-deg-deg-ah-qarax-xoogan-oo-goordhaw-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah : Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qarax xoogan oo laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa goordaw ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada Sky Blue oo kutaala agagaarka Taalada Xaawo Taako.<\/p>\n<p>Warar aan heleyno ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay la dhigay afaafka hore ee maqaayada SKY BLUE , waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaaro aan wali tiradooda la heyn.<\/p>\n<p>Ciidamo katirsan booliiska iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa gaaray halka uu qaraxu ka dhacay, waxa ayna ciidamada halkaasi ka wadaan in ay u gurmadaan dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay qaraxaasi xoogan ee goordhaw dhacay.<\/p>\n<p><strong>Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga dambe Insha Allah <\/strong><br \/>\nMuqdisho Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax xoogan oo laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa goordaw ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada Sky Blue oo kutaala agagaarka Taalada Xaawo Taako. Warar aan heleyno ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay la dhigay afaafka hore ee maqaayada SKY BLUE , waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaaro aan wali tiradooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ih","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25809"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25809\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}