{"id":25795,"date":"2016-09-30T16:09:03","date_gmt":"2016-09-30T16:09:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25795"},"modified":"2016-09-30T16:09:03","modified_gmt":"2016-09-30T16:09:03","slug":"maxaa-ka-jira-in-madaarka-magaalada-berbera-laga-dhigaayo-saldhig-military-oo-dawladu-imaaradku-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/30\/maxaa-ka-jira-in-madaarka-magaalada-berbera-laga-dhigaayo-saldhig-military-oo-dawladu-imaaradku-leedahay\/","title":{"rendered":"MAXAA KA JIRA IN MADAARKA MAGAALADA BERBERA LAGA DHIGAAYO SALDHIG MILITARY OO DAWLADU IMAARADKU LEEDAHAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong>(Arabsiyo-News):- <\/strong>Tan iyo intii uu madaxweyne Siilanyo safarka ugu baxay dalka imaaradka carabta ayaa waxaa soo baxaayey\u00a0 hadal hadeyno badan oo bulshada Somaliland gudo iyo dibad ba \u00a0isla\u00a0 dhex mareyso.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/diyaarad-2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-25796\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/diyaarad-2-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"diyaarad-2\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxey aheyd goor fiid ku dhawaad ah \u00a0markii uu madaxweyne Siilanyo iyo wafti uu hogaaminaayo ay diyaarad khaas ah kaga duuleen madaarka diyaaraha ee Hargeysa madaxweynaha iyo waftigiisuna lamay\u00a0 hadal saxaafada oo\u00a0 kamay warbixin safarkooda marka laga reebo qoraal kooban oo uu \u00a0afhayeenka madaxtooyadu u soo\u00a0 diray saxaafada .<\/p>\n<p>Hadaba \u00a0waxii ka danbeeyey safarkaasi madaxweyne Siilanyo fiidnimada kaga caraabey magaalada Hargeysa waxaa soo baxaayey warar aan si rasmi loo xaaqiijin oo sheegay in ujeedka ugu weyn ee madaxweyne Siilanyo u tagey dalka imaaradka \u00a0ila iyo\u00a0 hadana ugu sugan yahay ay \u00a0tahay\u00a0 wada hadlo ku aadan dawlada Imaaradka carabta oo la sheegay in ay dooneyso isla markaana ay aad u daneynayso in madaarka diyaaraha ee Magaalada Berbera ay ka dhigato saldhig dhinca cirka oo ay danaheeda ka ilaashato .<\/p>\n<p>Ma jiro war arintani ku saabsan oo xukuumada Somaliland ama dawlada imaaradka ka soo baxay balse ilo xog\u00a0 ogaal ah oo ay shabakada Ilaysnews.com helayso ayaa tibaxayaa in ay dhawaan dalka yimaadeen saraakiil military dhinca difaaca cirka ah oo ka socdey dawlada imaaradka kuwas oo indho indheyn ku sameeyey\u00a0 madaarka Berbera \u00a0, sidoo kale xoguhu ay xusayaan in dawladu imaaradku ay aad u daneynayso saldhig military \u00a0oo ay ka sameysato magaalada Berbera oo ay u aragto mid aad ugu habon<\/p>\n<p>Dhinca kale waxaa xusid Muddan in safarka madaxweyne Siilanyo ku joogo dalka Imaaradka uu ku wehelinaayo wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawda Muddane Farxaan Aadan Haybe oo isaga wasaaradiisu maamusho dhamaan madaarada dalka<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii xukuumada Somaliland ay si rasmi ah ugu wareejisay shirkad Dp World oo laga leeyahay dalka Imaaradka carabta mamulka dekada Berbera muddo 30 Sanadood Ah .<\/p>\n<p>Madaxweyne Siilanyo ayaa\u00a0 la filayaa in maalmaha soo socda uu dalkaasi u sii dhaafi doono magalada London Ee dalka UK.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Tan iyo intii uu madaxweyne Siilanyo safarka ugu baxay dalka imaaradka carabta ayaa waxaa soo baxaayey\u00a0 hadal hadeyno badan oo bulshada Somaliland gudo iyo dibad ba \u00a0isla\u00a0 dhex mareyso. Waxey aheyd goor fiid ku dhawaad ah \u00a0markii uu madaxweyne Siilanyo iyo wafti uu hogaaminaayo ay diyaarad khaas ah kaga duuleen madaarka diyaaraha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25796,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25795","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6I3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25795","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25795"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25795\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}