{"id":25793,"date":"2016-09-30T15:39:09","date_gmt":"2016-09-30T15:39:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25793"},"modified":"2016-09-30T15:39:09","modified_gmt":"2016-09-30T15:39:09","slug":"war-cusub-oo-ka-soo-kordhay-maxkamadeynta-dhalinyarada-soomaalida-ee-ku-xirnaa-india","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/30\/war-cusub-oo-ka-soo-kordhay-maxkamadeynta-dhalinyarada-soomaalida-ee-ku-xirnaa-india\/","title":{"rendered":"War cusub oo ka soo kordhay Maxkamadeynta dhalinyarada Soomaalida ee ku xirnaa India"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Dib u dhac ayaa ku yimid Maxkamadeynta dhalinyaro ah Soomaali ah oo ku xiran dalka India taasoo maanta lagu waday iney ka dhacdo magaalada Mumbai ee xarunta wadankaas.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan oo tiradoodu gaareyso 117 nin ayaa loo heystaa falal burcad baceednimo, waxaana qaarkood la sheegay in ciidamada India ay ka soo qabteen meelo ku dhow xeebaha wadankaas.<\/p>\n<p>Lama oga sababta dib u dhaca ku keentay dacwada Soomaalida halkaas ku xiran oo maanta la filayey in lagu rido xukuno kala duwan, lamana sheegin xiliga kale ee ay qabsoomi doonto.<\/p>\n<p>Wargeys ka soo baxa dalkaas oo la yiraahdo The Times of India ayaa dhowaan qoray in 50 ka mid ah dhalinyaradan lagu helay cadeymo culus lagana yaabo in dil lagu xukumo.<\/p>\n<p>Waxaa arrintaas ka gilgishay bulshada Soomaaliyeed oo dhigay banaanbaxyo looga soo horjeedo xukunka noocaas ah, iyadoo madaxda dowlada federaalku ay sheegeen iney dowlada India kala hadleen sidii dhalinyarada Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen xukun cadaalad ku dhisan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Dib u dhac ayaa ku yimid Maxkamadeynta dhalinyaro ah Soomaali ah oo ku xiran dalka India taasoo maanta lagu waday iney ka dhacdo magaalada Mumbai ee xarunta wadankaas. Dhalinyaradan oo tiradoodu gaareyso 117 nin ayaa loo heystaa falal burcad baceednimo, waxaana qaarkood la sheegay in ciidamada India ay ka soo qabteen meelo ku dhow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6I1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25793"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25793\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}