{"id":25787,"date":"2016-09-30T14:28:12","date_gmt":"2016-09-30T14:28:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25787"},"modified":"2016-09-30T14:28:12","modified_gmt":"2016-09-30T14:28:12","slug":"shacab-daacish-iska-soo-dhigay-oo-banaanbaxyo-ka-dhigay-dal-yurub-kuyaala-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/30\/shacab-daacish-iska-soo-dhigay-oo-banaanbaxyo-ka-dhigay-dal-yurub-kuyaala-sawiro\/","title":{"rendered":"\u00a0Shacab Daacish iska soo dhigay oo Banaanbaxyo ka dhigay dal Yurub kuyaala !! + Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Shacab isku soo ekeesiiyay xoogaga Daacish ayaa Banaanbaxyo balaaran waxa ay ka dhigeen mid ka mid ah dalalka Yurub kuwaas oo qal qal xoogan galiyay isku socodkii gaadiidka iyo Dadweeynaha .<\/p>\n<p>Caasimada dalka Czech Republic ee Prague oo banaanbaxaan uu ka dhacayay ayaa waxaa lagu soo dhaweenayay dadka Qaxootiga ah ee ka soo baxsaday dalalka dagaalada ay ka socdaan gaar ahaan meelaha ay maamulaan kooxda Daacish .<\/p>\n<p>Shacabkaan oo iska soo dhigay Daacish hubeeysan ayaa waxa ay wadooyinka ku dhex gowraceen Qaxooti baxsad ah iyo dad u muuqday Maxaabiista Daacish aalaaba gowracaan . Shacabkaan banaanbaxayay ayaa ku dhawaaqayay &#8221; Refugees Welcome iyo Dhaqamada Daacish doonimeyno &#8221;<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_6.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jeg_7.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Shacab isku soo ekeesiiyay xoogaga Daacish ayaa Banaanbaxyo balaaran waxa ay ka dhigeen mid ka mid ah dalalka Yurub kuwaas oo qal qal xoogan galiyay isku socodkii gaadiidka iyo Dadweeynaha . Caasimada dalka Czech Republic ee Prague oo banaanbaxaan uu ka dhacayay ayaa waxaa lagu soo dhaweenayay dadka Qaxootiga ah ee ka soo baxsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25788,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6HV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25787"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25787\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}