{"id":25764,"date":"2016-09-30T07:37:24","date_gmt":"2016-09-30T07:37:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25764"},"modified":"2016-09-30T07:37:24","modified_gmt":"2016-09-30T07:37:24","slug":"mareykanka-oo-war-kale-oo-yaab-leh-ka-soo-saaray-duqeyntii-lagu-laayey-ciidamada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/30\/mareykanka-oo-war-kale-oo-yaab-leh-ka-soo-saaray-duqeyntii-lagu-laayey-ciidamada-galmudug\/","title":{"rendered":"MAREYKANKA OO WAR KALE OO YAAB LEH KA SOO SAARAY DUQEYNTII LAGU LAAYEY CIIDAMADA GALMUDUG"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo \u00a0News&#8211;Taliska Mareykanka ee loo yaqaano Africom ayaa sheegay in Duqeyntii Ciidamada Mareykanka ay ka geysteen Bariga Gobolka Mudug aysan ku dilin Ciidamo ka tirsan Galmudug Balse lagu laayay sida ay hadalka u dhigeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab<\/p>\n<p>Khamiistii Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Maraykanka, captain Jeff Davis ayaa sheegay in Duqeynta ay ka geysteen Gobolka Mudug ay ku dileen Sagaal ka mid ah Al-shabaab,balse ay baarayaan Wararka sheegaya in Ciidamo Galmudug ah lagu dilay Weerarkii Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa la kulmay Wakiil ka socda Mareykanka waxaana ay ka wada hadleen in Mareykanku uu meel saaro Ciidamada Galmudug ee Duqeynta lagu dilay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Mareykanka laga doonayo in Baaritaano Waafi ah uu ka bixiyo Sababta keentay Beegsiga Ciidamada Galmudug ee Mareykanku illaa hadda uu ku sheegayo inuu Dilay Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo \u00a0News&#8211;Taliska Mareykanka ee loo yaqaano Africom ayaa sheegay in Duqeyntii Ciidamada Mareykanka ay ka geysteen Bariga Gobolka Mudug aysan ku dilin Ciidamo ka tirsan Galmudug Balse lagu laayay sida ay hadalka u dhigeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab Khamiistii Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Maraykanka, captain Jeff Davis ayaa sheegay in Duqeynta ay ka geysteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25767,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Hy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25764"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25764\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}