{"id":25762,"date":"2016-09-30T07:09:12","date_gmt":"2016-09-30T07:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25762"},"modified":"2016-09-30T07:09:12","modified_gmt":"2016-09-30T07:09:12","slug":"askari-ka-tirsanaa-kdf-oo-al-shabaab-u-gacan-galay-oo-muqaaal-kusaabsan-ay-soo-saareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/30\/askari-ka-tirsanaa-kdf-oo-al-shabaab-u-gacan-galay-oo-muqaaal-kusaabsan-ay-soo-saareen\/","title":{"rendered":"ASKARI KA TIRSANAA KDF OO AL-SHABAAB U GACAN GALAY OO MUQAAAL KUSAABSAN AY SOO SAAREEN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p align=\"justify\">Xarakada Al-shabaab ayaa soo saartay muuqaal fiidiyow ah oo uu ka soo muuqday askari ay KDF uga qabsadeen xeradii Ceel Cadde, Gedo, Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Askarigaa KDF ayaa ka codsaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta in lasoo sii daayo inuu ka shaqeeyo. Wuxuu ninkaasi ka codsaday Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya ayna kala xaajooto Al-Shabaab sidii asaga loo sii deyn lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninkaa ayaa waxaa uu magaciisa ku sheegay Leonard Maingi wuxuuna xirnaa dharka militariga kenya.<\/p>\n<\/div>\n<p align=\"justify\">\u201cFarriintaydu waxay kugu socotaa adiga Madaxweyne\u00a0 Uhuru Muigai Kenyatta..amarkaaga ayaan qaadanaa. Waxaanu isku daynay inaan dagaalno laakiin waa nalaka adkaaday hubkiina waa nalaka qaatay\u201d.\u00a0 Ayuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018Madaxweyne, waqtigaan waxaa laga yaabaa inuu yahay fursadii ugu dambeysay oo aan kaa codsanaayo adoo ah taliyahayga..Fadlan, waan ku baryayaa Mr Madaxweyne\u2019. Intaana wuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay inuu ahaa dhaqtar ka tirsanaa shaqaalaha caafimaadka uuna ciidamada KDF ee Soomaaliya jooga ku biiray 1dii Janaayo ee sanadkaan, waa labo asbuuc un ka hor intii Al-Shabaab aysan xeraadaa qabsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Arabsiyo OFfice<\/p>\n<p align=\"justify\">ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa soo saartay muuqaal fiidiyow ah oo uu ka soo muuqday askari ay KDF uga qabsadeen xeradii Ceel Cadde, Gedo, Soomaaliya. Askarigaa KDF ayaa ka codsaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta in lasoo sii daayo inuu ka shaqeeyo. Wuxuu ninkaasi ka codsaday Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya ayna kala xaajooto Al-Shabaab sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Hw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25762"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25762\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}