{"id":25722,"date":"2016-09-29T15:04:13","date_gmt":"2016-09-29T15:04:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25722"},"modified":"2016-09-29T15:04:13","modified_gmt":"2016-09-29T15:04:13","slug":"gar-adag-meherado-la-boobay-iyo-beero-la-gubay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/29\/gar-adag-meherado-la-boobay-iyo-beero-la-gubay\/","title":{"rendered":"Gar-Adag: Meherado La Boobay Iyo Beero La Gubay"},"content":{"rendered":"<p>Gar-adag(Arabsiyo News)-\u00a0 Meherado ganacsi\u00a0\u00a0 oo ku yaal gudaha magaalada Gar-adag ,ayaa wararku sheegayaan in la boobay hantidii hoos tiilay,sidoo\u00a0 kalena la gubay beero ku yaal duleedka magaaladaas.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-36235\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/1-191-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/p>\n<p>Sida ay werisay shabakadda Togdheer News, wararku\u00a0 waxay intaas ku darayaan in\u00a0 goobaha la boobay iyo\u00a0 beeraha la gubay ay leeyihiin\u00a0 mid ka mida labadii beelood ee dhowaan collaadu ku dhex maray.<\/p>\n<p>Qaar ka mida Odayaasha degaankaas oo ka xumaaday talaabadan ayaa la sheegay\u00a0 inay xidheen ilaa labaataneeyo qof oo la sheegay inay arintan lug ku lahaayeen balse\u00a0 wararka\u00a0 ka imanayaa degaankaas waxay\u00a0 tibaaxayaan in xataa dadkii meheradahooda ganacsi la boobay\u00a0 la xidhay. Ma jirto\u00a0 ilaa hada masuuliyiin dawladeed ooka hadashay araintan foosha xun leh, waxayna ku soo beegmaysaa wakhti\u00a0 uu magaalada Celefweyn ku sygan yahay Wasiir u dawlaha arimaha gudaha Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>Xigasho Geesk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gar-adag(Arabsiyo News)-\u00a0 Meherado ganacsi\u00a0\u00a0 oo ku yaal gudaha magaalada Gar-adag ,ayaa wararku sheegayaan in la boobay hantidii hoos tiilay,sidoo\u00a0 kalena la gubay beero ku yaal duleedka magaaladaas. Sida ay werisay shabakadda Togdheer News, wararku\u00a0 waxay intaas ku darayaan in\u00a0 goobaha la boobay iyo\u00a0 beeraha la gubay ay leeyihiin\u00a0 mid ka mida labadii beelood ee dhowaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25723,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6GS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25722"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25722\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}