{"id":25714,"date":"2016-09-29T14:35:19","date_gmt":"2016-09-29T14:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25714"},"modified":"2016-09-29T14:35:19","modified_gmt":"2016-09-29T14:35:19","slug":"jahwareer-ka-dhashay-duqeyntii-maraykanka-ee-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/29\/jahwareer-ka-dhashay-duqeyntii-maraykanka-ee-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Jahwareer ka dhashay duqeyntii Maraykanka ee Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/4460\/production\/_91440571_7062a36c-8e69-4310-a0fb-ec0819bb43a1.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Marykanka\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ciidammadeeda ay duqeyn u geysteen meel u dhow magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya oo ay ku dileen sagaal ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab.<\/p>\n<p>Balse maamulka Galmudug ayaa sheegay in 22 ka mid ah ciidammadooda lagu dilay duqeyntaasi, waxyna ku eedaysay Puntland oo xiriirkoodu uusan fiicneyn inay macluumaad khaldan siisay Maraykanka.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Maraykanka, captain Jeff Davis, oo shir jaraa&#8217;id ka hadlay ayaa sheegay in weerarka Gaalkacyo uu ahaa mid ay ku bartilmaameed sadeen dagaalamayaasha Shabaab oo khatar ku ahaa Maraykanka.<\/p>\n<p>Al Shabaab, ayaase sheegtay in weerarkaasi aysan cidna wax uga noqon islamarkaana aysanba ka hawl gelin deegaanka la weeraray.<\/p>\n<p>Afhayeenka gaashaandhigga Maraykanka ayaa hadalka Galmudug ku tilmaamay &#8220;eedeymo aan run ahayn&#8221;, balse wuxuu intaasi ku daray inay baaritaan sameyn doonaan.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka oo ka careysan weerarka Maraykanka ayaa dhigay mudaaharaadyo, waxayna gubeen calanka Maraykanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ciidammadeeda ay duqeyn u geysteen meel u dhow magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya oo ay ku dileen sagaal ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab. Balse maamulka Galmudug ayaa sheegay in 22 ka mid ah ciidammadooda lagu dilay duqeyntaasi, waxyna ku eedaysay Puntland oo xiriirkoodu uusan fiicneyn inay macluumaad khaldan siisay Maraykanka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25715,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6GK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25714"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25714\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}