{"id":25706,"date":"2016-09-29T11:52:52","date_gmt":"2016-09-29T11:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25706"},"modified":"2016-09-29T11:52:52","modified_gmt":"2016-09-29T11:52:52","slug":"dawladda-jabuuti-oo-carwo-dalxiiska-la-xidhiidha-ku-soo-bandhigtay-lacagta-shillinka-jamhuuriyadda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/29\/dawladda-jabuuti-oo-carwo-dalxiiska-la-xidhiidha-ku-soo-bandhigtay-lacagta-shillinka-jamhuuriyadda-somaliland\/","title":{"rendered":"DAWLADDA JABUUTI OO CARWO DALXIISKA LA XIDHIIDHA KU SOO BANDHIGTAY LACAGTA SHILLINKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Jabuuti (An): Lacagta shillinka Somaliland\u00a0 ayaa\u00a0\u00a0 si weyn uga dhex muuqatay, isla markaana noqotay\u00a0 mid\u00a0 soo jiidatay indhaha dadkii\u00a0\u00a0 ka qeyb\u00a0 galay\u00a0 gaar ahaana kuwii\u00a0 ajaanibka ahaa\u00a0\u00a0 carwo lagu qabtay dalka Jabuuti, oo lagu xusayay maalinta dalxiiska adduunka oo 27-ka bisha September\u00a0 sanad walba wadamo badan oo caalamka ah laga xuso. \u00a0Ban-dhig carweedkaasi lagu xusayay maalinta dalxiiska adduunka\u00a0 oo shalay lagu qabtay\u00a0 hudheelka Kambiski ee\u00a0 magaaladda\u00a0 Jabuuti,\u00a0 ayaa\u00a0 lagu soo bandhigay\u00a0 waxyaabaha\u00a0 qadiimiga ah iyo kuwa hidaha iyo dhaqanka ee ay dadka Soomaalidu caanka ku yihiin. Waxaana la arkayay iyadoo dadkii ban-dhig carweedkan\u00a0 ka soo qayb galay\u00a0 ee ajaanibka ahaa ay si aad ah u xiisaynayeen, isla markaana u daawanayeen lacagta shillinka Somaliland\u00a0 gaar ahaana 1000 shiiling oo ka mid ahayd waxyaabihii carwadaasi lagu soo bandhigay.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-29363 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Lacagta-Shilinka-Somaliand.jpg?resize=693%2C317\" sizes=\"auto, (max-width: 693px) 100vw, 693px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Lacagta-Shilinka-Somaliand.jpg?w=756 756w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Lacagta-Shilinka-Somaliand.jpg?resize=300%2C137 300w\" alt=\"lacagta-shilinka-somaliand\" width=\"693\" height=\"317\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Lacagta\u00a0 Somaliland ayaa\u00a0 sida caadiga ah waxay\u00a0 ka mid\u00a0 tahay\u00a0 waxyaabaha taariikhiga ah ee\u00a0 yaalla carwooyinka ama madxafyadda hidaha iyo dhaqanka ee dalka Jabuuti,\u00a0 waxaanay\u00a0\u00a0 ka mid ah waxyaabaha had iyo jeer\u00a0 sida weyn u soo jiita dadka ajaanibka ah ee booqda\u00a0\u00a0 goobaha lagu kaydiyo\u00a0 aasaarta qadiimiga ah ee dalka Jabuuti. Dadkii ajaanibka ahaa ee ka soo qeyb galay\u00a0 ban-dhigaas ayaa la sheegay in ay lacagta Somaliland\u00a0 iibsanayeen, iyagoo u aad u\u00a0 xiisaynayay\u00a0 midabyadeedda iyo sawiradda\u00a0 qurxoon\u00a0 ee ku sharaxan lacagta Somaliland. \u00a0Waxaana la sheegay in\u00a0 dadkii dalxiiseyaasha ahaa ee carwadaasi joogay\u00a0\u00a0 in ay 1000 shilling-ka\u00a0 ee lacagta Somaliland\u00a0 ku iibsanayeen $3 dollar oo lacagta Maraykanka ah, iyadoo\u00a0 ay si weyn ugu qanacsanaayeen dadkaasi ajaanibka ah\u00a0 muuqaalka lacagta Somaliland. \u00a0Dhinaca kale munaasibadaasi oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda\u00a0 dalxiiska ee dalka Jabuuti oo kaashanaysa\u00a0 xafiiska dalxiiska ee dalkaasi Jabuuti, waxa\u00a0 munaasibadaasi\u00a0\u00a0 ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda dalxiiska ee dalka Jabuuti, agaasimaha guud ee waaxda dalxiiska.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-29363 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Lacagta-Shilinka-Somaliand.jpg?resize=687%2C314\" sizes=\"auto, (max-width: 687px) 100vw, 687px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Lacagta-Shilinka-Somaliand.jpg?w=756 756w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Lacagta-Shilinka-Somaliand.jpg?resize=300%2C137 300w\" alt=\"lacagta-shilinka-somaliand\" width=\"687\" height=\"314\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa\u00a0 carwadaas \u00a0lagu soo casuumay\u00a0 boqolaal dalxiiseyaal ajaanib ah oo kala socday wadamo badan oo caalamka ah,\u00a0 xubno ka socday hay\u2019adaha caalamiga ah ee shaqeeya arrimaha dalxiiska iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Carwadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay\u00a0 waxyaabo kala duwan oo ka mid ah\u00a0 kuwa hidaha iyo dhaqanka,\u00a0 waxyaabaha qadiimiga ah, oo isugu jiray qalabyo laga\u00a0 farsameeyay dhirta, dhagaxaanta iyo kuwo kale oo badan.<\/p>\n<p>Boqolaal dalxiiseyaal ajaanib ah ayaa ka soo qayb galay bandhigan\u00a0 kuwaasi oo ay qaarkood iibsanayeen alaabooyinkii kala duwanaa ee halkaasi yaallay, halka ay\u00a0 qaarkoodna daawasho u yimaadeen carwadda.<\/p>\n<p>Geesta kale waxaa carwadaasi ka soo qayb galay oo lagu soo casuumay\u00a0 qaar ka mid ah dadka\u00a0 ku caanka ah kuna shaqaysta xirfadda far-shaxanka\u00a0\u00a0 ee\u00a0 reer Jabuuti,\u00a0\u00a0 sida\u00a0 samaynta sawirradda\u00a0 iyo curinta\u00a0 qeybaha kala duwan ee far-shaxanadda.<\/p>\n<p>Kuwaasi oo carwadda\u00a0 ku soo bandhigay waxyaabo kala duwan oo ay farsamayeen\u00a0 dhir iyo dhagaxaan, sida Geella oo ka mid ah xoolaha ay Soomaalidu caanka ku tahay, isla markaana inta qorri geed laga farsameeyay oo\u00a0 loo ekaysiiyay neef Geel ah iyo waxyaabo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (An): Lacagta shillinka Somaliland\u00a0 ayaa\u00a0\u00a0 si weyn uga dhex muuqatay, isla markaana noqotay\u00a0 mid\u00a0 soo jiidatay indhaha dadkii\u00a0\u00a0 ka qeyb\u00a0 galay\u00a0 gaar ahaana kuwii\u00a0 ajaanibka ahaa\u00a0\u00a0 carwo lagu qabtay dalka Jabuuti, oo lagu xusayay maalinta dalxiiska adduunka oo 27-ka bisha September\u00a0 sanad walba wadamo badan oo caalamka ah laga xuso. \u00a0Ban-dhig carweedkaasi lagu xusayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25707,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6GC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25706"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25706\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}