{"id":25700,"date":"2016-09-29T11:44:18","date_gmt":"2016-09-29T11:44:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25700"},"modified":"2016-09-29T11:44:18","modified_gmt":"2016-09-29T11:44:18","slug":"usa-aqalka-senatka-oo-diiday-codka-veto-ee-obama-ku-taageeray-sacuudi-carabiya-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/29\/usa-aqalka-senatka-oo-diiday-codka-veto-ee-obama-ku-taageeray-sacuudi-carabiya-sawiro\/","title":{"rendered":"USA : AQALKA SENATKA OO DIIDAY CODKA VETO EE OBAMA KU TAAGEERAY SACUUDI CARABIYA + (SAWIRO)."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Washiton <strong><em>(ArabsiyoNews):-<\/em><\/strong>\u00a0 Aqalka senatka dalka Maraykanka ayaa si aqlabiyad xooggan leh ku diiday codkii Veto-ga ahaa ee uu Madaxweyne Obama dul dhigay sharcinimada in qoysaskii dadkii ku dhintey weerarkii daaraha mataanaha Sep 11 ay dacweyn karaan dowlada Sacudi Carabiya,iyadoo dhacdadan ay noqoneyso tii ugu horeysay ee uu Obama kala kulmo aqalka Senata tan iyo markii uu xukunka la wareegay 2009.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-33316 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c.jpg?resize=637%2C480\" sizes=\"auto, (max-width: 637px) 100vw, 637px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c.jpg?w=637 637w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c.jpg?resize=300%2C226 300w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"c\" width=\"637\" height=\"480\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Codadkii ugu dambeeyay ayaa noqday 97-1 waxayna ku tahay dharbaaxo culus dowlada sida dhow ula saaxib ah Maraykanka ee Sacudi Carabiya. Qoysaska dadkii ku dhintey weerarkii Sep 11 ayaa haatan waxa ay awood u yeelanayaan in lacag balaayiin dollar ah inay ku sheegtaan dowlada Sacudi Carabiya.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha xisbiga Dimuqraadiga Harry Reid ayaa ahaa mudanihii kaliya ee la saftay Obama halka ay ka aamuseen Tim Kaine,\u00a0 Bernie Sanders. Sidoo kale aqalka wakiilada ayaa u codeeyay goordhow go\u2019aanka Obama waxana ay sidoo kale ugaga soo horjeesteen in aan la dacweyn karin dowlada Boqortoyada Sacudi Carabiya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-33317 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c2.jpg?resize=640%2C428\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c2.jpg?w=640 640w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c2.jpg?resize=300%2C201 300w\" alt=\"c2\" width=\"640\" height=\"428\" \/><\/p>\n<p>348-76 ayay noqotay natiijadii codbixinta aqalka wakiilada iyadoo la doonayay oo kaliya marka saddex meel loo dhigo labo meel oo kaliya.<\/p>\n<p>Obama ayaa ku doodayay in shirkado Maraykan ah,ciidamo Maraykan ah iyo saraakiil kalaba ay dacwadan saameyn ku yeelan doonto iyadoo weliba siyaasada dunida ay tahay mid qasan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-33318 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c3.jpg?resize=640%2C445\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c3.jpg?w=640 640w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c3.jpg?resize=300%2C209 300w\" alt=\"c3\" width=\"640\" height=\"445\" \/><\/p>\n<p>Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa dhaqaale badan ku bixisay sidii uu u guuleysan lahaa mowqifka Obama. Xoghayaha gaashaandhiga Maraykanka\u00a0 Ash Carter ayaa ka codsaday senatarada Maraykanka inay aqbalaan go\u2019aanka Obama sidoo kale Agaasimaha CIA John Brennen ayaa ku tilmaamay go\u2019aanka mid reebaya cawaaqib xun.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-33319 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c4.jpg?resize=640%2C385\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c4.jpg?w=640 640w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/c4.jpg?resize=300%2C180 300w\" alt=\"c4\" width=\"640\" height=\"385\" \/><\/p>\n<p>Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa beenisay inay wax lug ah ku lahayd weerarkii lagu qaaday dalka Maraykanka oo ay ku dhinteen inkabadan saddex kun oo ruux. Hase yeeshee 15 kamid ah 19kii ruux ee ka dambeeyay weerarkan ayaa u dhashay Boqortoyada Sacudi Carabiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washiton (ArabsiyoNews):-\u00a0 Aqalka senatka dalka Maraykanka ayaa si aqlabiyad xooggan leh ku diiday codkii Veto-ga ahaa ee uu Madaxweyne Obama dul dhigay sharcinimada in qoysaskii dadkii ku dhintey weerarkii daaraha mataanaha Sep 11 ay dacweyn karaan dowlada Sacudi Carabiya,iyadoo dhacdadan ay noqoneyso tii ugu horeysay ee uu Obama kala kulmo aqalka Senata tan iyo markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Gw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25700"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25700\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}