{"id":25688,"date":"2016-09-29T07:24:35","date_gmt":"2016-09-29T07:24:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25688"},"modified":"2016-09-29T07:24:35","modified_gmt":"2016-09-29T07:24:35","slug":"mashruuc-internet-lacag-laaan-ah-oo-laga-hirgelineyo-mid-ka-mid-ah-dalalka-caalamka-ugu-dadka-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/29\/mashruuc-internet-lacag-laaan-ah-oo-laga-hirgelineyo-mid-ka-mid-ah-dalalka-caalamka-ugu-dadka-badan\/","title":{"rendered":"Mashruuc internet lacag la\u2019aan ah oo laga hirgelineyo mid ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan"},"content":{"rendered":"<p>India<strong>{Arabsiyo News}<\/strong>-Shirkadda Google ayaa mashruuc internet lacag la&#8217;aan ah ka samaynaysa dalka Hindiya oo ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan, si ay u hesho dad badan oo isticmaala adeega ay bixiso.<\/p>\n<p>Mashruuca Internetka ee Google Station ayaa bixin doona adeeg internet oo la siin doono saldhigyada tareenada, iyadoo la doonayo in lagu balaariyo xarumaha ganacsiga magaalooyinka waaweyn.<\/p>\n<p>Internet xawaare badan oo lacag la&#8217;aan ah ayaa hadda waxay google siisaa 52 saldhig tareen oo ku yaalla dalka Hindiya, kaasoo sanadkan dhamaadkiisa la gaarsiin doono illaa boqol saldhig.<\/p>\n<p>Sundar Pichai oo ah Madaxa Google ee dalka India ayaa sheegay mashruuca uu ka mid noqon doono mashruucyada internetka ee ugu wayn caalamka.<\/p>\n<p>&#8220;Boqol saldhig tareen marka la gaarsiiyo internetka, mashruucan waxaa ka faaiideysan doona in ka badan 10 milyan oo qof&#8221; ayuu yiri Sundar Pichai.<\/p>\n<p>Internetkan ayaa noqonaya lacag la&#8217;aan marka hore, laakiin Google ayaa lacag ka dhigi doonta mustaqbalka marka la gaarsiiyo afar boqol oo saldhigyo tareen.<\/p>\n<p>Wadanka Hindiya ayaa muhiim u ah shirkadaha technoolajiyada ee wayn caalamka, iyadoo illaa 350 milyan oo qof ay hadda internetka isticmaalaan, waxaana la filayaa inay gaaraan 600 oo milyan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>India{Arabsiyo News}-Shirkadda Google ayaa mashruuc internet lacag la&#8217;aan ah ka samaynaysa dalka Hindiya oo ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan, si ay u hesho dad badan oo isticmaala adeega ay bixiso. Mashruuca Internetka ee Google Station ayaa bixin doona adeeg internet oo la siin doono saldhigyada tareenada, iyadoo la doonayo in lagu balaariyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25689,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Gk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25688"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25688\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}