{"id":25654,"date":"2016-09-28T16:03:00","date_gmt":"2016-09-28T16:03:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25654"},"modified":"2016-09-28T16:03:00","modified_gmt":"2016-09-28T16:03:00","slug":"waa-guul-balaadhan-oo-u-soo-hoyatay-guudahaan-qaranka-jamhuuriyada-somaliland-gaarahaan-komishanka-doorashooyinka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/28\/waa-guul-balaadhan-oo-u-soo-hoyatay-guudahaan-qaranka-jamhuuriyada-somaliland-gaarahaan-komishanka-doorashooyinka-somaliland\/","title":{"rendered":"Waa Guul.Balaadhan Oo.u.Soo Hoyatay Guud&#8217;ahaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Gaar&#8217;ahaan Komishanka Doorashooyinka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Iyo Madaxweynaha J\/Somaliland oo Nagala soo qayb galay oo halkaasi khudbad ka jeediyey<\/p>\n<p>RunAhaantii Gunaanadka iyo dhammaystirka Mashruuca Diiwaangelinta Codbixiyayaashu; Waa GuulEebe inoo soo hooyey guud ahaan Qaranka S<span class=\"text_exposed_show\">omaliland. Waa guul u soo hoyatay Geedi-socodka Dimuqraadiyadda iyo Hannaanka Doorashooyinka Xorta ah ee ka tisqaaday geyigeena hooyo. Waa guul u soo hoyatay Xisbiyada iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka. Waa guul ay xaqiijisay xukuumadda uu gadh-wadeenka ka Yahay. Axmed Siilanyo Ugu horreyn, waxaan hambalyo iyo bogaadin u jeedinayaa ciidammada kala duwan ee qaranka doorkii iyo dedaalkii ay ku lahaayeen taabo-gelinta diiwaangelinta. Marka labaad, waxaan ku hambalyeynayaa Shacbi-weynaha Somaliland sidii xil-kasnimada, xamaasadda iyo xasiloonida lahayd ee ay uga qayb-qaateen diiwaangelintii dalka ka dhacday.<\/span><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Arrintani waxay daaha ka rogtay bisaylka iyo baraaruga Bulshada Somaliland. Waxay ka markhaati kacday in ay Somaliland tahay dal madax-bannaan oo horumar weyn ka sameeyey nabadgelyada, dimuqraadiyadda iyo hannaanka doorashooyinka xisbiyada badan, taas oo aan ka tisqaadin in badan oo ka mid ah qaaradda Africa. Dhinaca kale waxaan uga mahad Gaara iskaleh Guddida Doorashooyinka Qaranka sidii ay mashruucan uga midho-dhaliyeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaan uga mahadnaqayaa dalalka deeq-bixiyayaasha aynu saaxiibka nahay ee UK, iyo EU (Midowga Yurub) taageeradii ay inaga siiyeen diiwaangelinta codbixiyayaasha. Waxaynu nahay ummad gob ah oo aan aqoon abaal ka dhaca. Waxaynu nahay ummad aanay ka gedman cadowgooda iyo nasteexoodu. Soomaalidu waxay tidhaahdaa Libaax nin galaday iyo nin galayba og, Dalalka aynu saaxiibka nahay waxay inagu leeyihiin talo iyo tilmaan. Waxaan u haynaa qadarin iyo ixtiraam weyn, wixii ay ina tareena waanu uga mahadnaqaynaa.<br \/>\nWa Billaahi Tawfiiq..<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Iyo Madaxweynaha J\/Somaliland oo Nagala soo qayb galay oo halkaasi khudbad ka jeediyey RunAhaantii Gunaanadka iyo dhammaystirka Mashruuca Diiwaangelinta Codbixiyayaashu; Waa GuulEebe inoo soo hooyey guud ahaan Qaranka Somaliland. Waa guul u soo hoyatay Geedi-socodka Dimuqraadiyadda iyo Hannaanka Doorashooyinka Xorta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25655,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6FM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25654"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25654\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}