{"id":25629,"date":"2016-09-27T16:28:53","date_gmt":"2016-09-27T16:28:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25629"},"modified":"2016-09-27T16:28:53","modified_gmt":"2016-09-27T16:28:53","slug":"war-degdega-kooxo-ku-hubeysan-bastoolado-oo-caawa-magaalada-muqdisho-ku-dilay-wariye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/27\/war-degdega-kooxo-ku-hubeysan-bastoolado-oo-caawa-magaalada-muqdisho-ku-dilay-wariye\/","title":{"rendered":"War degdega: Kooxo ku hubeysan bastoolado oo caawa magaalada Muqdisho ku dilay wariye"},"content":{"rendered":"<p>Mudisho (AN) Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho ku dilay wariye ka tirsanaa idaacadda Shabeele ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wariyaha la dilay oo lagu magacaabayay C\/Casiis Maxamed Cali Xaaji ayaa kamid ahaa wariyaasha Idaacadda Shabeele, waxaana dilkisa ka dambeeyay rag bastoolado ku hubeysan.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ay ayaa sheegay in wariyaha lagu dilay agagaarka Jiiro Garoob oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Lama oga sababta dilka wariyaha ka dambeysa, balse kooxxaha dilka geystay ayaa ka baxday goobta falka uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Idaacadda Shabeele oo kamid ah idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa la dilay wariyaasha ugu badan ee lagu dilay magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudisho (AN) Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho ku dilay wariye ka tirsanaa idaacadda Shabeele ee magaalada Muqdisho. Wariyaha la dilay oo lagu magacaabayay C\/Casiis Maxamed Cali Xaaji ayaa kamid ahaa wariyaasha Idaacadda Shabeele, waxaana dilkisa ka dambeeyay rag bastoolado ku hubeysan. Dad goobjoogayaal ay ayaa sheegay in wariyaha lagu dilay agagaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Fn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25629"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25629\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}