{"id":25618,"date":"2016-09-27T13:25:40","date_gmt":"2016-09-27T13:25:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25618"},"modified":"2016-09-27T13:25:40","modified_gmt":"2016-09-27T13:25:40","slug":"rausul-wasaare-cumar-oo-diiday-in-doorashada-xildhibaanada-matalaya-hiiraan-sh-dhaxe-lagu-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/27\/rausul-wasaare-cumar-oo-diiday-in-doorashada-xildhibaanada-matalaya-hiiraan-sh-dhaxe-lagu-qabto\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;usul Wasaare Cumar oo Diiday in Doorashada Xildhibaanada matalaya Hiiraan &#038; Sh. Dhaxe lagu qabto &#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma\u2019arke ayaa ka hor yimid go&#8217;aan ay dhawaan wada gaareen Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee matalaya Beelaha Dega Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe iyo Guddiga Doorashooyinka dadban.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa dhawaan sheegay in Odayaasha 135-ta Oday ugu jira Beelaha Dega Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe ay go&#8217;aansadeen in xubnaha aqalka hoose u matalaya labadaasi gobol lagu doorto magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma\u2019arke ayaa sheegay in Go\u2019aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiran iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u taalla Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay Ra&#8217;isul Wasaaraha in Guddiga Doorashooyinka dadban looga baahan yahay in wadatashi dheer arintan kala soo yeeshaan Odayaasha labada gobol ugu jira liiska 135-ta Oday ayna ugu tagaan meel kasto ay joogaan kadibna natiijada kasoo baxda kula soo noqdaan Dowlada Federaalka oo iyadu leh go&#8217;aan ka gaarista natiijada kasoo baxda wadatashiga<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahadcelinaya oo aan Bogaadinayaa howsha wanaagsan ee ay wadaan Guddiga Doorashadda 2016-ka , hase yeeshee waxaan rabaa inan faro oo aan u caddeeyo Guddiga in ay ilaaliyaan Go\u2019anadii lagu gaaray Madasha hogaamiyaasha Qaranka oo lagu caddeyey in Go\u2019aan ka gaaridda goobta lagu qabanayo Doorashadda Xildhibaanadda Goboladda Hiiraan iyo Sh, Dhexe oo ahayd mid u taalla Dowladda federaalka Soomaaliya \u201c ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliy<\/p>\n<p>Hadalka Ra&#8217;isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa imaanaya xili horey loo shaaciyay in Doorashada Xildhibaanada aqalka hoose u matalaya Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe lagu qabanayo magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma\u2019arke ayaa ka hor yimid go&#8217;aan ay dhawaan wada gaareen Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee matalaya Beelaha Dega Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe iyo Guddiga Doorashooyinka dadban. Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa dhawaan sheegay in Odayaasha 135-ta Oday ugu jira Beelaha Dega Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1812,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Fc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25618"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25618\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}