{"id":25576,"date":"2016-09-26T18:01:11","date_gmt":"2016-09-26T18:01:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25576"},"modified":"2016-09-26T18:01:11","modified_gmt":"2016-09-26T18:01:11","slug":"madaxwaynaha-sland-iyo-wafti-uu-hogaaminayo-oo-galabta-safar-ugu-baxay-dalalka-imaaraadka-carabta-iyo-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/26\/madaxwaynaha-sland-iyo-wafti-uu-hogaaminayo-oo-galabta-safar-ugu-baxay-dalalka-imaaraadka-carabta-iyo-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha S\/land iyo wafti uu hogaaminayo oo galabta Safar ugu baxay Dalalka  Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta 26.9.2016 (6: 12, Saacadda Hargeysa) safar-hawleed ugu kicitimay dalalka Imaaraadka Carabta (UAE) iyo Ingiriiska (UK). Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinayey Marwada koowaad ee Qaranka Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi, Wasiirka Arrimaha Dibedda &amp; Iskaashiga Caalamiga Dr. Sacad Cali Shire, iyo Guddoomiyaha ahna Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/mada.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25578 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/mada.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"mada\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Safarka Madaxweynaha iyo weftigiisa oo qaadan doono maalmo dhawr ah (haddii Allah Idmo) wuxuu daaran yahay dar-dargelinta hawlo Qarankeena muhiim u ah oo inaga dhexeeya Waddamada Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska, gaar ahaan dhinacyada Dhaqaalaha, Horumarka iyo Iskaashiga, iyo arrimo kaleba. Madaxweynaha iyo weftigiisu waxay ku sii hakan doonaan Dubai, halkaasna waxay uga sii gudbi doonaan London (Bi Idmillah).<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/sii.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25579 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/sii.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"sii\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><a target=\"_blank\" name=\"x__GoBack\"><\/a><b><span lang=\"SQ\">Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/span><\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta 26.9.2016 (6: 12, Saacadda Hargeysa) safar-hawleed ugu kicitimay dalalka Imaaraadka Carabta (UAE) iyo Ingiriiska (UK). Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinayey Marwada koowaad ee Qaranka Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi, Wasiirka Arrimaha Dibedda &amp; Iskaashiga Caalamiga Dr. Sacad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25578,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ew","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25576"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25576\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}