{"id":25545,"date":"2016-09-26T08:43:38","date_gmt":"2016-09-26T08:43:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25545"},"modified":"2016-09-26T08:43:38","modified_gmt":"2016-09-26T08:43:38","slug":"daawowarbixin-murugo-badan-oo-laga-diyaariyey-dhibaatada-ay-dalxiisayaasha-cadaanka-ahi-ku-hayaan-haweenka-aan-qaan-gaadhin-ee-ku-nool-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/26\/daawowarbixin-murugo-badan-oo-laga-diyaariyey-dhibaatada-ay-dalxiisayaasha-cadaanka-ahi-ku-hayaan-haweenka-aan-qaan-gaadhin-ee-ku-nool-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"DAAWO:WARBIXIN MURUGO BADAN OO LAGA DIYAARIYEY DHIBAATADA AY DALXIISAYAASHA CADAANKA AHI KU HAYAAN HAWEENKA AAN QAAN GAADHIN EE KU NOOL DALKA KENYA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Mombasa(Arabsiyo News) Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigtay dhaqanada kala duwan ee dadka dalxiisayaasha ah ee yimaada xeebaha dalka kenya ay ku soo kordhiyeen dalkaasi.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-29132 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Warbixin-Layaable.jpg?resize=722%2C413\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Warbixin-Layaable.jpg?w=703 703w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Warbixin-Layaable.jpg?resize=300%2C172 300w\" alt=\"warbixin-layaable\" width=\"722\" height=\"413\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaana warbixin dheer oo laga sameeyey lagu soo bandhigay ka ganacsiga iyo isticmaalka haween yar yar oo aan qaan gaadhin kuwaasi oo dadka dalxiisayaasha ahi ay u isticmaalaan in ay u galmoodaan taasi oo caqabad ku noqotay boqolaal ka mid ah da.yartii dumarka ahayd ee soo bar baaraysay.<\/p>\n<p>Hablahaasi yar yar ee aallaaba ay baararka ugu tagaan dalxiisayaasha ka yimaada inta badan dalalka reer galbeed ayaa waxa da,da ugu wayni ee haatan warbixinta lagu xusayaa ay tahay da.da 14 jirka. dhanka kale haayada caruurta ee Unicef ayaa dhowr jeer oo hore arintani qaraaro kala duwan ka soo saartay iyada oo xukumada Kenya ugu baaqday wax ka qabashada caruurtaasi yar yare e la geeyey baararka isla markaana lasiiyo lacago aad u yar ayna ku kaliftey in ay ka dayaan lacagahaasi yare e ay jidhkooda kaga ganacsanayaan in ay ku noolaadaan<\/p>\n<p><strong>Halkan Ka Daawo<\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/zU8FHEsSjKI?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mombasa(Arabsiyo News) Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigtay dhaqanada kala duwan ee dadka dalxiisayaasha ah ee yimaada xeebaha dalka kenya ay ku soo kordhiyeen dalkaasi. Waxaana warbixin dheer oo laga sameeyey lagu soo bandhigay ka ganacsiga iyo isticmaalka haween yar yar oo aan qaan gaadhin kuwaasi oo dadka dalxiisayaasha ahi ay u isticmaalaan in ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25546,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6E1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25545"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25545\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}