{"id":2542,"date":"2014-12-24T14:13:38","date_gmt":"2014-12-24T14:13:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2542"},"modified":"2014-12-24T14:13:38","modified_gmt":"2014-12-24T14:13:38","slug":"somaliland-iyo-somalia-waa-inay-dhinac-iska-dhigaan-farqiga-u-dhexeeya-dood-guuleysatana-wada-yeeshaan-sidaasi-laba-qaran-oo-guuleysta-ku-noqon-karnaa-madaxweyne-siillaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/24\/somaliland-iyo-somalia-waa-inay-dhinac-iska-dhigaan-farqiga-u-dhexeeya-dood-guuleysatana-wada-yeeshaan-sidaasi-laba-qaran-oo-guuleysta-ku-noqon-karnaa-madaxweyne-siillaanyo\/","title":{"rendered":"\u201cSomaliland Iyo Somalia Waa Inay Dhinac  Iska Dhigaan Farqiga U Dhexeeya Dood Guuleysatana Wada Yeeshaan, Sidaasi  Laba Qaran Oo Guuleysta Ku Noqon Karnaa \u201cMadaxweyne Siillaanyo"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siillaanyo), ayaa sheegay in hadii ay Somaliland iyo Somalia Ixtiraamaan kala duwanaashahooda ay dhisi karaan gobol macquul ah oo muujinaya in labada dal midba dhiniciisa gaar u ahaado.<!--more--><br \/>\nMudane Axmed Maxamed (Siillaanyo), oo qoraal kooban oo uu ku baahiyey Bogiisa uu ku leeyahay Internet-ka ee Twitter, ayaa waxa uu sido kale sheegay inay waddada saxda ahi tahay in meel layska dhigo farqiga u dhexeeya Somaliland iyo Somalia oo ay dood guuleysata wada yeeshaan labadda waddan, taasi oo noqon karta ayuu yidhi laba qaran oo guuleystay.<br \/>\nMadaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siillaanyo) oo arimahaasi ka hadlaayey waxa uu yidhi \u201cHaddii aynu Ixtiraamno kala duwanaashaheena waxaynu u dabaal degi karnaa isku mid ahaanshaheena, markaas ayeynu si wada jir ah u dhisi karnaa Gobol macquul ah oo Somaliland iyo Somalia midba dhinaciisa yahay\u201d<\/p>\n<p>Mudane Siillaanyo waxa uu qoraalkiisa kooban ee Bogiisa Twitter-ka uu soo dhigay ku daray \u201cWaxay waddada saxda ahi tahay Somaliland iyo Somalia inay dhinac iska dhigaan Farqiga u dhexeeya oo dood guuleysata ay maanta wada yeeshaan sidaasi ayaanu laba qaran oo guuleysta ku noqon karnaa\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<p>Arabsiyomedia@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siillaanyo), ayaa sheegay in hadii ay Somaliland iyo Somalia Ixtiraamaan kala duwanaashahooda ay dhisi karaan gobol macquul ah oo muujinaya in labada dal midba dhiniciisa gaar u ahaado.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-F0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2542"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2542\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}