{"id":25386,"date":"2016-09-24T12:55:06","date_gmt":"2016-09-24T12:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25386"},"modified":"2016-09-24T12:55:06","modified_gmt":"2016-09-24T12:55:06","slug":"wasiirka-arimaha-gudaha-somaliland-oo-ka-hadley-dagaal-shalay-laba-beelood-ku-dhex-maray-gobalka-sanaag-fariin-hanjabaad-ahna-hawda-u-mariyey-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/24\/wasiirka-arimaha-gudaha-somaliland-oo-ka-hadley-dagaal-shalay-laba-beelood-ku-dhex-maray-gobalka-sanaag-fariin-hanjabaad-ahna-hawda-u-mariyey-muuqaal\/","title":{"rendered":"WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO KA HADLEY DAGAAL SHALAY LABA BEELOOD KU DHEX MARAY GOBALKA SANAAG FARIIN HANJABAAD AHNA HAWDA U MARIYEY + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):- <\/em><\/strong>Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Sheekh Maxamuud Xiir (Faratoon) \u00a0oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley dagaal malintii shalay ahaa laba beelood ku dhexmaray deegano ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in xaalada deegandasi ay hada aad u degan tahay isla markaana ciidamada qaranku ku dhex jiraan labdaasi beelood\u00a0\u00a0 waxaana uu wasiirku hanjabaad culus hawda u mariyey cid kasta oo uu sheegay in ay nabad galyo daro halkaasi ka waddo isaga oo carabka ku adkeeyeyna cidii lagu soo qab qabtey arimahaasina \u00a0 maxkamada la hor keeni doono<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/i8xVk4jICm4\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Sheekh Maxamuud Xiir (Faratoon) \u00a0oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley dagaal malintii shalay ahaa laba beelood ku dhexmaray deegano ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag . &nbsp; Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in xaalada deegandasi ay hada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24957,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Bs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25386"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25386\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}