{"id":25368,"date":"2016-09-23T13:13:55","date_gmt":"2016-09-23T13:13:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25368"},"modified":"2016-09-23T13:13:55","modified_gmt":"2016-09-23T13:13:55","slug":"deg-deg-wasiirka-madaxtooyada-somaliland-oo-xabsiga-u-taxaabey-afar-saxafi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/23\/deg-deg-wasiirka-madaxtooyada-somaliland-oo-xabsiga-u-taxaabey-afar-saxafi\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO XABSIGA U TAXAABEY AFAR SAXAFI"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Berbera<strong> <em>(Arabsiyo-News):- <\/em><\/strong>Ciidamada amaanka Gobalka Saaxil ayaa waxaa ay goor dhaweyd xabsiga u taxaabeen afar \u00a0saxafi oo ka hawl gala caasimada gobalka Saaxil ee magaalada \u00a0Berbera .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saxafiyiintan xabsiga loo taxaabey ayaa waxaa lagu soo eedeyey in ay baahiyeen dhul ay xukuumadu\u00a0 dooneysay in ay siiso nin ganacsade ah waxaana ka mid ah saxafiyiintani weryihii telefishanka Universal Tv ee magaalada Berbera Yasiin Jamac Cali<\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaa ay sheegeen wariyaashani in xadhigooda u ka danbeeyey wasiirka madaxtooyada Somaliland Muddane Maxamuud Xaashi Cabdi \u00a0isla markaana uu so bixiyey amarka xabsiga loogu taxaabey waxaana ay hada saafiyiintani ku dhex xidhan yahiin xabsiga\u00a0 ku dhex yaala dekada magaalada Berbera .<\/p>\n<p><strong>Fiiro Gaar Ah :-<\/strong> Saddexda saxafi ee kale \u00a0goor dhow magacaantooda iyo haayadaha warbaahineed ee ay ka shaqeeyaan kala soco Barteenen Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera (Arabsiyo-News):- Ciidamada amaanka Gobalka Saaxil ayaa waxaa ay goor dhaweyd xabsiga u taxaabeen afar \u00a0saxafi oo ka hawl gala caasimada gobalka Saaxil ee magaalada \u00a0Berbera . &nbsp; Saxafiyiintan xabsiga loo taxaabey ayaa waxaa lagu soo eedeyey in ay baahiyeen dhul ay xukuumadu\u00a0 dooneysay in ay siiso nin ganacsade ah waxaana ka mid ah saxafiyiintani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ba","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25368"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25368\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}