{"id":25366,"date":"2016-09-23T13:11:32","date_gmt":"2016-09-23T13:11:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25366"},"modified":"2016-09-23T13:11:32","modified_gmt":"2016-09-23T13:11:32","slug":"waxeynu-bilawnay-marxalad-cusub-oo-la-yidhaa-marxaladda-doorasho-laaanta-muj-cali-guray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/23\/waxeynu-bilawnay-marxalad-cusub-oo-la-yidhaa-marxaladda-doorasho-laaanta-muj-cali-guray\/","title":{"rendered":"\u201cWAXEYNU BILAWNAY MARXALAD CUSUB OO LA YIDHAA (MARXALADDA DOORASHO LA,AANTA ) \u201c..MUJ CALI GURAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa<strong><em> (Arabsiyo-News):- <\/em><\/strong>Muj Cali Guray gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu ka hadley xaaladaha doorashooyinka Somaliland iyo sidii ay wadamada beesha caalamku gaar ahaan qaadhan bixiyayaashu ay Somaliland uga soo gacan qabteen doorashooyinka waxaana uu yidhi<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-26147 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/cali-guray-1.jpg?resize=427%2C320\" sizes=\"auto, (max-width: 427px) 100vw, 427px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/cali-guray-1.jpg?w=480 480w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/cali-guray-1.jpg?resize=300%2C225 300w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/cali-guray-1.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"cali guray 1\" width=\"427\" height=\"320\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>\u201d Dimuqraadiyaddu waxay ahayd marxalad adag oo aanu soo marnay lakiin waanu ka soo gudubinay oo hadda aynu bilawnay marxalad cusub oo la yidhaa \u201d Maraxaladda Doorasho La\u2019aanta\u201d taas oo nuxurkeedu yahay in aan la qabanin doorashooyinka laakiin la sheego in la qaban doono.<\/p>\n<p>Doorashooyinku waxay noqon doonaan kuwo is riixa oo doorasho weliba ay ta kale dib u riixdo si aanay hore ugu durkin ta ka horaysa oo aanay isu duqaynin. Marka ay doorasho doorasho riixdo waa in ay sugtaa tii kale si ay dib ugu riixdo. Maxaa wacay yaa dib u riixi doona haday soo degdegto? Ma iyadaa is riixi karta?<\/p>\n<p>Sidaa daraadeed waanu u mahadnaqaynaa bulshada caalamka siiba qaadhaan bixiyayaasho sidii ay noo soo gacan qabteen marxaladii adkayd ee dimuqraadiyadda oo runtii la\u2019aantood ay nagu adkaan lahayd in aanu ka soo gudubno.<\/p>\n<p>Marxaladda Doorasho La\u2019aanta ma yaqaanaan dalalka hore u maray waayo may gaadhin lakiin way gaadhi karaan hadii ay ka soo gudbaan marxaladda dimuqraadiyadda ee habsaamisay. Markaa marxaladdan cusub uma laha waayo aragnimo oo waxba nagama tari karaan lakiin xagaa kharashka uun ha noogu yaboohaan \u201d ayuu yidhi mujaahid Cali Guray\u00a0 oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook ga<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Muj Cali Guray gudoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu ka hadley xaaladaha doorashooyinka Somaliland iyo sidii ay wadamada beesha caalamku gaar ahaan qaadhan bixiyayaashu ay Somaliland uga soo gacan qabteen doorashooyinka waxaana uu yidhi \u201d Dimuqraadiyaddu waxay ahayd marxalad adag oo aanu soo marnay lakiin waanu ka soo gudubinay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6B8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25366"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25366\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}