{"id":25323,"date":"2016-09-22T11:48:36","date_gmt":"2016-09-22T11:48:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25323"},"modified":"2016-09-22T11:48:36","modified_gmt":"2016-09-22T11:48:36","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-golaha-guurtida-somaliland-oo-sheegay-in-aanay-dalka-doorasho-ka-dhaceyn-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/22\/xildhibaan-ka-tirsan-golaha-guurtida-somaliland-oo-sheegay-in-aanay-dalka-doorasho-ka-dhaceyn-muuqaal\/","title":{"rendered":"XILDHIBAAN KA TIRSAN GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO SHEEGAY IN AANAY DALKA DOORASHO KA DHACEYN + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Xildhibaan Axmed Maxamed Obsiiye Gacan \u00a0oo ka mid ah mudanaaysha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in aanay dalka ka dhaceen wax dorasho la yidhaahdo<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-32964 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Gacan.jpg?resize=441%2C332\" sizes=\"auto, (max-width: 441px) 100vw, 441px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Gacan.jpg?w=600 600w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Gacan.jpg?resize=300%2C226 300w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Gacan.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"gacan\" width=\"441\" height=\"332\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Xildhibaanka ayaa waxaa uu sidoo kale uu sheegay in aanay jirin xal uu madaxweyne Siilanyo u waayey arimaha saami qeybsiga balse \u00a0xaalku uu yahay baroortu ceesaanta ka weyn , madaxweyne Siilanyo na uu ku talo galay in aanay jirin madaxweyne ka danbeeya oo dalka xukuma isaga dabadii waa sida uu\u00a0 hadalka u dhigaye<\/p>\n<p>Dhinaca kale xildhibaanku waxaa uu sheegay in golaha wakiilada\u00a0iyo\u00a0guurtida \u00a0midkoodna aanu \u00a0rabin in ay kuraasta ka kacaan \u00a0balse ay ka jecel yahiin in muddo kordhin loo sameeyo<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wxpMRXeYDwY\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xildhibaan Axmed Maxamed Obsiiye Gacan \u00a0oo ka mid ah mudanaaysha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in aanay dalka ka dhaceen wax dorasho la yidhaahdo Xildhibaanka ayaa waxaa uu sidoo kale uu sheegay in aanay jirin xal uu madaxweyne Siilanyo u waayey arimaha saami qeybsiga balse \u00a0xaalku uu yahay baroortu ceesaanta ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25323","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ar","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25323"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25323\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}