{"id":25312,"date":"2016-09-21T18:42:01","date_gmt":"2016-09-21T18:42:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25312"},"modified":"2016-09-21T18:42:01","modified_gmt":"2016-09-21T18:42:01","slug":"madaxweyne-siilaanyo-oo-qaabiley-masuuliyiin-sare-oo-ka-tirsan-dallada-guud-ee-kulmisa-jaaliyadaha-bulshada-somaliland-ee-ku-dhaqan-qaaradda-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/21\/madaxweyne-siilaanyo-oo-qaabiley-masuuliyiin-sare-oo-ka-tirsan-dallada-guud-ee-kulmisa-jaaliyadaha-bulshada-somaliland-ee-ku-dhaqan-qaaradda-yurub\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Siilaanyo oo qaabiley masuuliyiin sare oo ka tirsan Dallada Guud ee kulmisa Jaaliyadaha bulshada Somaliland ee ku dhaqan Qaaradda Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo oo uu weheliyo Af-hayeenka Madaxtooyada Xuseen Adan Cige (Deyr) ayaa 20.9.2016 Xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dallada Guud ee kulmisa Jaaliyadaha bulshada Somaliland ee ku dhaqan Qaaradda Yurub. Xubnaha weftiga waxa ka mid ahaa Guddoomiyaha Dallada SSE mudane Cabdiraxman Yasiin, Eng. Maxamed-Jibriil Balayax, Dr. Xuseen Cabdillaahi-Tanzani, Maxamed Baashe X. Xasan iyo Axmed M. Ducaale. Xubnaha ka socday Dallada SSE waxay Madaxweynaha si mug leh ugu bogaadiyeen wax-qabadka muuqda iyo horumarka aan la qarin karin ee ay Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay ay gaadhsiisay dalka JSL.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/madaxwayna-iyo-sse.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25313 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/madaxwayna-iyo-sse.jpg?resize=696%2C433\" alt=\"madaxwayna-iyo-sse\" width=\"696\" height=\"433\" \/><\/a><\/p>\n<p>Suxufi Maxamed Baashe X. Xasan oo ku hadlayey afka Dallada SSE ayaa si qoto dheer oo far-shaxannimo leh uga warramay noocyada horumar ee kala duwan ee ay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Silanyo dalka ka hirgelisay muddadaa uu hayey hoggaanka iyo talada dalka. Mudane M. Baashe horumarka uu soo qaatay ee Xukuumaddan ku suntan waxa ka mid ahaa:<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0 Kordhinta Mushaharka Shaqaalaha Dawladda (100%),<br \/>\n2.\u00a0\u00a0 Kobcinta Miisaaniyadda Qaranka (Lix-Jeer laab),<br \/>\n3.\u00a0\u00a0 Bixinta Darajada Ciidamada Qaranka,<br \/>\n4.\u00a0\u00a0 Hirgelinta Waxbarashada Bilaashka ah,<br \/>\n5.\u00a0\u00a0 Dhismaha Waddooyinka iyo Madaarrada Dalka,<br \/>\n6.\u00a0\u00a0 Samaynta Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF),<br \/>\n7.\u00a0\u00a0 Dhismaha iyo dayac-tirka Xarumaha Haya\u2019adaha Qaranka,<br \/>\n8.\u00a0\u00a0 Lacag-ka-bedelka Gobollada Bariga,<br \/>\n9.\u00a0\u00a0 Dhiirri-gelinta Maal-gashiga iyo Aaminaada Beesha Caalamka (sida, SBI iyo DP World),<br \/>\n10.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Suurto gelisey Furashada Ururrada Siyaasadda,<br \/>\n11.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dhallinyarada siisay fursadaha ay kaga qaybgaleen maamulka dalka,<br \/>\n12.<br \/>\n13.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Madaxweynuhu wuxuu Xubnaha ka socday Dallada SSE ee booqashada ugu yimid uu uga mahad naqay dedaalka ay ugu jiraan sidii uu dalkeenu uga mid noqon lahaa beesha caalamka, sidoo kale wuxuu uga mahad naqay maalgashiga iyo taageerada dhaqaale ee ay Qurbe-joogu ku bixiyaan xagga horumarka dalka. Gebagabadii kulanka, Xubnihii ka socday Dallada SSE waxay Madaxweynaha guddoonsiiyeen Shahaado Sharaf ay Dalladda SSE ku maamuustay Madaxweynaha taasoo uu ku mutaystay dedaalka, dal-jacaylka iyo kartida uu Madaxweynuhu la yimid iyo hannaanka uu dalka JSL u gaadhsiisay horumar aan la qarin karin. Guddoomiye Cabdiraxman Yasiin ayaa isagoo ka wakiil ah Dallada SSE wuxuu Madaxweynaha guddoonsiiyey Shahaado Sharaftii ay ugu talo galeen.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/miyos1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25316 size-medium\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/miyos1-300x223.jpg?resize=300%2C223\" alt=\"miyos1\" width=\"300\" height=\"223\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/miyis.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-25317 size-medium\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/miyis-300x183.jpg?resize=300%2C183\" alt=\"miyis\" width=\"300\" height=\"183\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo oo uu weheliyo Af-hayeenka Madaxtooyada Xuseen Adan Cige (Deyr) ayaa 20.9.2016 Xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dallada Guud ee kulmisa Jaaliyadaha bulshada Somaliland ee ku dhaqan Qaaradda Yurub. Xubnaha weftiga waxa ka mid ahaa Guddoomiyaha Dallada SSE mudane Cabdiraxman Yasiin, Eng. Maxamed-Jibriil Balayax, Dr. Xuseen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25313,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6Ag","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25312"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25312\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}