{"id":25296,"date":"2016-09-21T14:32:05","date_gmt":"2016-09-21T14:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25296"},"modified":"2016-09-21T14:32:05","modified_gmt":"2016-09-21T14:32:05","slug":"maxkamadda-sare-ee-somaliland-oo-la-filayo-inay-bari-ku-dhawaaqdo-goaanka-ay-kasoo-saarto-codsigii-madaxwayne-siilaanyo-u-gudbiyay-ee-ku-salaysnaa-kala-qaadista-labada-doorasho-ee-is-barkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/21\/maxkamadda-sare-ee-somaliland-oo-la-filayo-inay-bari-ku-dhawaaqdo-goaanka-ay-kasoo-saarto-codsigii-madaxwayne-siilaanyo-u-gudbiyay-ee-ku-salaysnaa-kala-qaadista-labada-doorasho-ee-is-barkan\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo  La Filayo Inay Bari Ku Dhawaaqdo Go\u2019aanka Ay Kasoo Saarto Codsigii Madaxwayne Siilaanyo U Gudbiyay Ee Ku Salaysnaa Kala Qaadista Labada Doorasho Ee Is Barkan"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa la filayaa inay maalinta bari ah ku dhawaaqdo go\u2019aanka ay kazoo saarto codsi iyo dacwad ay u kala gudbiyeen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud \u201cSiilaanyo\u201d iyo masuuliyiinta xisbiga WADDANI oo ku saabsan kala qaadista labada doorasho ee madaxtooyada iyo golaha wakiilada Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaana maxkamaddu la filayaa inay go\u2019aanka dacwadaas iyo codsigaasi ay ku dhaawaqdo maalinta bari ah.<\/p>\n<p>Warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakada wararka Ramaasnews kana helayso masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsan ayaa sheegaya in maxkamaddu ay warqad ku saabsan go\u2019aanka ay ka gaadhay arinta kala qaadista labada doorasho oo jawaab celin ah ay u dirtay masuuliyiinta xisbiga WADDANI iyo xukuumadda Somaliland.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma cadda go\u2019aanka ay maxkamaddu ka gaadhay arinta kala qaadista labada doorasho ee is barkan oo muran badan dhaliyay,walaac xooganna ay ka muujiyeen deeq bixiyayaasha iyo beesha caalamkuba.<\/p>\n<p>Source Ramaas<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa la filayaa inay maalinta bari ah ku dhawaaqdo go\u2019aanka ay kazoo saarto codsi iyo dacwad ay u kala gudbiyeen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud \u201cSiilaanyo\u201d iyo masuuliyiinta xisbiga WADDANI oo ku saabsan kala qaadista labada doorasho ee madaxtooyada iyo golaha wakiilada Somaliland. Waxaana maxkamaddu la filayaa inay go\u2019aanka dacwadaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8690,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6A0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25296"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25296\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}