{"id":25293,"date":"2016-09-21T14:22:03","date_gmt":"2016-09-21T14:22:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25293"},"modified":"2016-09-21T14:22:03","modified_gmt":"2016-09-21T14:22:03","slug":"madaxwayne-siilaanyo-iyo-gudoomiye-muuse-biixi-oo-safar-ku-imanaya-magaalada-london-ee-cariga-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/21\/madaxwayne-siilaanyo-iyo-gudoomiye-muuse-biixi-oo-safar-ku-imanaya-magaalada-london-ee-cariga-ingiriiska\/","title":{"rendered":"MADAXWAYNE SIILAANYO IYO GUDOOMIYE MUUSE BIIXI OO SAFAR KU IMANAYA MAGAALADA LONDON EE CARIGA INGIRIISKA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeisa (AN)-Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne \u00a0Siilaanyo oo uu kamid yahay Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaadhaan Magaalada London.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/gog.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-25294\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/gog-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"gog\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waftigan oo ay Madaxwaynaha Ku Wehelinayaan Qoyskiisa iyo Wasiirka Madaxtooyada ayaa sida ay haldoornews u xaqiijiyeen ilo ku dhaw Madaxtooyada Somaliland sheegayaan in muddo ku dhaw toban Maalmood Madaxwaynuhu Hawlo u Khaas ah u London ujoogi doono.<\/p>\n<\/div>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Madaxtooyada oo Sheegaya Safarkiisa balse iluhu waxa ay intaasi ku darayaan in\u00a0 Waftigu kullamo la yeelan doono Jaalliyadaha Somaliland iyo Laamaha Kulmiye ee Qaarada Yurub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa (AN)-Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne \u00a0Siilaanyo oo uu kamid yahay Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaadhaan Magaalada London. Waftigan oo ay Madaxwaynaha Ku Wehelinayaan Qoyskiisa iyo Wasiirka Madaxtooyada ayaa sida ay haldoornews u xaqiijiyeen ilo ku dhaw Madaxtooyada Somaliland sheegayaan in muddo ku dhaw toban Maalmood Madaxwaynuhu Hawlo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25294,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6zX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25293"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25293\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}