{"id":2528,"date":"2014-12-24T13:18:36","date_gmt":"2014-12-24T13:18:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2528"},"modified":"2014-12-24T13:18:36","modified_gmt":"2014-12-24T13:18:36","slug":"usa-fbi-oo-xirtay-nin-internetka-ugu-hanjabay-booliiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/24\/usa-fbi-oo-xirtay-nin-internetka-ugu-hanjabay-booliiska\/","title":{"rendered":"USA FBI oo xirtay nin Internetka ugu hanjabay Booliiska"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Booliiska_colorado_USA.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2529\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Booliiska_colorado_USA-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"Booliiska_colorado_USA\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Hay\u2019ada Danbi baarista Maraykanka ee FBI ayaa xabsiga u taxaabtay maalinimadii Salaasada nin horey uga tirsanaan jiray Ciidamada militariga Maraykanka oo hanjabaad dhinaca internetka u mariyey Askarta Booliiska Maraykanka ee lagu eedeeyo cunsuri-nimada.<\/strong><\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Ninkan horey uga tirsnaan jiray militariga Maraykanka oo da\u2019adiisu tahay 33 sano jir ayaa barta Youtube ku qoray erayo loogu hanjabayo Booliiska isagoo la magacbaxay (Vets Hunting Cops) [Askartii hore oo ugaarsaneysa Booliiska].<\/p>\n<\/div>\n<p>Shirkada Google ee iskaleh Youtube ayaa ciidamada amaanka ku wargelisay erayada ninkan uu ku qoray bartooda, isla markaana u fududeysay booliiska inay helaan goobta uu degen yahay ninkaasi oo ahayd Colorado Springs.<\/p>\n<p>Eedaysanahan ayaa la sheegay in qudhiisa uu marar badan falal cunsurinimo ah kala kulmay askarta Booliiska Maraykanka, maadaama uu yahay nin asal ahaan kasoo jeeda dalalka Latinka.<\/p>\n<p>Dalka Maraykanka ayaa bilihii lasoo dhaafay waxaa si weyn u sameeyey xiisada ka dhalatay eedaynmaha loo jeedinayo askarta ku takri-fala awoodooda isla markaana si cunsurinimo ah u bartilmaamasada dadka laga badan yahay, waxaana arrimahan markale dib usoo nooleeyey dilal loo geystay rag madow oo aan wax hub ah sidan, kuwaasi oo ay dileen askarta Booliiska ee magaalooyinka New York iyo Ferguson.<\/p>\n<p>Todobaadkan ayaa nin hubeysan wuxuu magaalada New York ku dilay labo askari oo booliis ah, ninkaasi ayaa sidoo kale internetka ku shaaciyey hadalo ka dhan ah cunsurinimada booliiska Maraykanka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019ada Danbi baarista Maraykanka ee FBI ayaa xabsiga u taxaabtay maalinimadii Salaasada nin horey uga tirsanaan jiray Ciidamada militariga Maraykanka oo hanjabaad dhinaca internetka u mariyey Askarta Booliiska Maraykanka ee lagu eedeeyo cunsuri-nimada. Ninkan horey uga tirsnaan jiray militariga Maraykanka oo da\u2019adiisu tahay 33 sano jir ayaa barta Youtube ku qoray erayo loogu hanjabayo Booliiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2529,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-EM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2528"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2528\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}