{"id":25261,"date":"2016-09-20T16:11:52","date_gmt":"2016-09-20T16:11:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25261"},"modified":"2016-09-20T16:11:52","modified_gmt":"2016-09-20T16:11:52","slug":"kala-qaadi-da-dorashooyinkii-qore-ahmed-maax-hassan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/20\/kala-qaadi-da-dorashooyinkii-qore-ahmed-maax-hassan\/","title":{"rendered":"Kala qaadi da dorashooyinkii : qore. Ahmed Maax Hassan"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">Tan iyo markii aan ka baxanay midnimadii lagu raadinayay 5 somaliyeed ee lagu hungoobay,\u00a0 Somaliland oo burbur dad iyo duunyo aanay mutaysan taliskii axmaqa ahaa u gaystay, markasta ka may helin Gargaar iyo garawshiiyo bulshada caalamka.\u00a0 waxaynu soo maray wakhti adag ooynu gar iyo garaba u baahnayn.\u00a0 Hub dhigistii, Doorashooyinkii, Distorkii, Xusbiyada Siyaasada, Dhismaha maamul dawliya wada gaadhay dalka, Dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha iyo<\/p>\n<p dir=\"ltr\">wax qaban aan tiro iyo cad ad lahayn. \u00a0 Somaliland waxa is badalay afar madaxwayne oo mararka qaar lagu kala helay tiro aad u yar.\u00a0 Hadaba waxaan aad ula yaabay beesha caalamka oo woxogaa fara guudka ed ah bixiya iyaga oon aqoonsanayn Somaliland ay taladeeda juqa juqeeyaan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0 Kuma Aqoonsanayo arimahaagana aan ka taliyo waa laba aan Isa saari waayay.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0 Beesha caalamka haday dimuqraadiyad iyo maamul wanaag ka hadlayaan Madaxwaynaha Muqdisho iyo kuwa badan oo mandaqada ah oo xukunka ka dagi la wax sheeg u baahan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0 waxaa malaha haboon in waxay inagu tarayaan doorashada laga maarmo, maanta waynu awoodnaa intaa iyo in ka badan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0Dabaysha siyaasada iyo loolanka hogaanka caalmamku waxa ku soo biiray quwado dhaqaale iyo siyaasadeed oo cusub. Dawladaha bari dunida, sida kuwa kulaalaya bada Black sea, ayaa kaalin wayn ku yeeshay is badalada( geo-political changes) bariga dhexe iyo Asiada dhex.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Somaliland aqoonsiga ay u daba fadhido reer galbeedka aan ka eegno bariga halkaasuu ayuu ka dhaw yahay.\u00a0\u00a0 waxa aynu leenahay mawaadiniin fara badan oo waxa ku bartay Russia, waa in aynu diblomasiydaa noolaynaa oo Russia xidhiidh la yeelanaa.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0Russia oo imiga dib u soo noolaysay xidhiidhkii dunida ay danaha siyaasadeed ka rabaan.\u00a0 waxa loo baahan yahay in la xoogeeyo xidhiidhada Russia, India, China reer galbeedkuna arkaan in Gacanka Cadmeed lala wadaagayo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Gabagabdii sida uu ka dhawaajiyay ninka Fransiiska ah Prof. Gerard Prunier(Khabiir arimaha S\/land) aqoonsi jiljilayc laguma helayo waa in aan meel kastoo dani ku jirto lala xaajooda bari iyo galbeedka.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0Ahmed Maax Hassan\u00a0 Maritime &amp; Logistics Expert<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0tel.0633583217\u00a0&#8211; Arabsiyo\u00a0 tel.25277817718\u00a0&#8211; Djibouti<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo markii aan ka baxanay midnimadii lagu raadinayay 5 somaliyeed ee lagu hungoobay,\u00a0 Somaliland oo burbur dad iyo duunyo aanay mutaysan taliskii axmaqa ahaa u gaystay, markasta ka may helin Gargaar iyo garawshiiyo bulshada caalamka.\u00a0 waxaynu soo maray wakhti adag ooynu gar iyo garaba u baahnayn.\u00a0 Hub dhigistii, Doorashooyinkii, Distorkii, Xusbiyada Siyaasada, Dhismaha maamul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25262,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,4],"tags":[],"class_list":["post-25261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-english-news"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6zr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25261"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25261\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}