{"id":25223,"date":"2016-09-19T13:12:06","date_gmt":"2016-09-19T13:12:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25223"},"modified":"2016-09-19T13:12:06","modified_gmt":"2016-09-19T13:12:06","slug":"oday-89-jir-faqri-ahaa-oo-si-cajiib-ah-ku-helay-lacag-aad-u-fara-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/19\/oday-89-jir-faqri-ahaa-oo-si-cajiib-ah-ku-helay-lacag-aad-u-fara-badan\/","title":{"rendered":"Oday 89-jir Faqri ahaa oo si cajiib ah ku helay Lacag aad u fara badan !!"},"content":{"rendered":"<p>Fidenzio Sanchez waa Oday 89-jir Waayeel ah oo Jalaatada ku iibin jiray xaafadaha dadka Faqriga ah dagaan ee magaalada Chicago ee dalka Mareeykanka , Wuxuuna odaygaan si sahlan ku helay lacag aad u fara badan .<\/p>\n<p>Macalin Mareeykan ah oo Odaygaan ka qaaday Sawir naxdin badan isaga oo socon la\u00b4hadane jiidaya gaariga uu mudada dheer ku wareejin jiray jalaatada ayaa waxaa Sawiradiisa la soo dhigay bogaga lacagta loogu aruuriyo dadka dhibaateeysan kana furan aaladaha Facebooka iyo Twitter-ka .<\/p>\n<p>Akoontigii lacagta loogu aruurinayay Fidenzio Sanchez ayaa maalmo yar gadahood waxaa ku soo dhacday lacag kor u dhaafeeysa 250.00 oo Dollar kaas oo u mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay caawintiisa . Ninkaan oo aad u shaqo jecel waxaa la sheegay in uu mar kaste ku faani jiray inuu quuto dhididkiisa iyo waxa uu soo shaqeeysto kaas oo maalmahaan dambe si weyn u soo jiitay Saxaafada dalka Mareeykanka .<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jalato_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jalato_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/jalato_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fidenzio Sanchez waa Oday 89-jir Waayeel ah oo Jalaatada ku iibin jiray xaafadaha dadka Faqriga ah dagaan ee magaalada Chicago ee dalka Mareeykanka , Wuxuuna odaygaan si sahlan ku helay lacag aad u fara badan . Macalin Mareeykan ah oo Odaygaan ka qaaday Sawir naxdin badan isaga oo socon la\u00b4hadane jiidaya gaariga uu mudada dheer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25225,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25223","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6yP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25223"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25223\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}