{"id":2522,"date":"2014-12-24T13:11:49","date_gmt":"2014-12-24T13:11:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2522"},"modified":"2014-12-24T13:11:49","modified_gmt":"2014-12-24T13:11:49","slug":"baarlamanka-federaalka-soomaaliya-ayaa-cod-aqlabiyad-ah-ku-ansixiyay-raysul-wasaaraha-cusub-ee-soomaaliya-mudane-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/24\/baarlamanka-federaalka-soomaaliya-ayaa-cod-aqlabiyad-ah-ku-ansixiyay-raysul-wasaaraha-cusub-ee-soomaaliya-mudane-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake\/","title":{"rendered":"Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake."},"content":{"rendered":"<p><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$0:0\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/cumar-c-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2523\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/cumar-c-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"cumar-c-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/span><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$1:0\" \/><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$3:0\" \/><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$4:0\">Kalfadhigii maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max\u2019ed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa waxaa soo xaadirtay 224 Xildhibaan, waxaa codka kalsoonida siisay ra\u2019isul wasaaraha 218 Xildhibaan, halka afar mudane ay ka aamustay.<\/span><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$5:0\" \/><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$7:0\" \/><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$8:0\">cumar c<\/span><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$9:0\" \/><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$10:0\">Kulanka ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyay madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max\u2019uud iyo raysul wasaare Cumar Cabdirashiid iyo weliba gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya, kuwaasoo dhammaantoodba ugu hambalyeeyay mudeyaasha baarlamanka ansixintooda .<\/span><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$11:0\" \/><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$13:0\" \/><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$14:0\">Raysul wasaaraha Madaxweeynaha ayaa si adag uga hadlay khilaafyada soo noqnoqda ee madaxda dowladda, iyadoo madaxweeyne Xasan Sheekh Max\u2019uud uu baarlamanka hortiisa ka sheegay in uu si dhow ula shaqeyn doono raysul wasaaraha cusub ee dalka.<\/span><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$15:0\" \/><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$17:0\" \/><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$19:0\" \/><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$20:0\">Ansixinta kadib ayuu gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Mudane Caydiid Ilkaxanaf halkaasi ku dhaariyay raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabrishiid Cali Sharmaake.<\/span><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$21:0\" \/><br data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$23:0\" \/><span data-reactid=\".lr.$mid=11419426396878=2aa8ec2923e61b17c20.2:0.0.0.0.0.0.$end:0:$24:0\">17-ka December ee sanadkan ayay ahayd markii madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya uu u magacaabay raysul wasaare Mudane Cumar Cabdirashiid<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kalfadhigii maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max\u2019ed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa waxaa soo xaadirtay 224 Xildhibaan, waxaa codka kalsoonida siisay ra\u2019isul wasaaraha 218 Xildhibaan, halka afar mudane ay ka aamustay.cumar cKulanka ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyay madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max\u2019uud iyo raysul wasaare Cumar Cabdirashiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2523,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-EG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2522"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2522\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}