{"id":25179,"date":"2016-09-18T14:14:03","date_gmt":"2016-09-18T14:14:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25179"},"modified":"2016-09-18T14:14:03","modified_gmt":"2016-09-18T14:14:03","slug":"qarax-ka-dhacay-magaalada-moqdisho-oo-uu-ku-geeriyoodey-taliyihii-guutada-3-aad-ee-ciidanka-qaranka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/18\/qarax-ka-dhacay-magaalada-moqdisho-oo-uu-ku-geeriyoodey-taliyihii-guutada-3-aad-ee-ciidanka-qaranka-somaliya\/","title":{"rendered":"QARAX KA DHACAY MAGAALADA MOQDISHO OO UU KU GEERIYOODEY TALIYIHII GUUTADA 3 AAD EE CIIDANKA QARANKA SOMALIYA ."},"content":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):- \u00a0Qarax ismiidamin ahaa oo goor dhaweyd ka dhacay magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa waxaa ku geeriyoodey \u00a0Taliyihii Guutada 3aad ee ciidanka xoogga dalka Jen. Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale)<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsaday gaadhi uu la socday Taliyaha oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in Taliye Goobaale iyo ilaalo la socotay ay ku dhinteen qaraxaas, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Jen. Goobaanle ayaa hoggaaminayay Guutada 3aad ee ciidanka xoogga dalka, kuwaasoo ka howl galayay Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Waxaa uu horay uga qeyb qaatay howl gallo Al-Shabaab loogaga saaray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):- \u00a0Qarax ismiidamin ahaa oo goor dhaweyd ka dhacay magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa waxaa ku geeriyoodey \u00a0Taliyihii Guutada 3aad ee ciidanka xoogga dalka Jen. Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsaday gaadhi uu la socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10584,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6y7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25179"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25179\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}