{"id":25152,"date":"2016-09-17T06:38:49","date_gmt":"2016-09-17T06:38:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25152"},"modified":"2016-09-17T06:38:49","modified_gmt":"2016-09-17T06:38:49","slug":"deg-deg-dablay-hubaysan-oo-qudha-kaga-jaray-duleedka-burco-marxuun-lagu-magacaabi-jiray-axmed-hure-iyo-ciidamada-oo-gudaha-ka-eeg-faah-faahinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/17\/deg-deg-dablay-hubaysan-oo-qudha-kaga-jaray-duleedka-burco-marxuun-lagu-magacaabi-jiray-axmed-hure-iyo-ciidamada-oo-gudaha-ka-eeg-faah-faahinta\/","title":{"rendered":"Deg Deg:-Dablay Hubaysan Oo Qudha Kaga Jaray Duleedka Burco Marxuun Lagu Magacaabi jiray Axmed Hure.Iyo Ciidamada Oo&#8230;. Gudaha Ka Eeg Faah Faahinta"},"content":{"rendered":"<p>Deg Deg:-Dablay Hubaysan Oo Qudha Kaga Jaray Duleedka Burco Marxuun Lagu Magacaabi jiray Axmed Hure.Iyo Ciidamada Oo&#8230;. Gudaha Ka Eeg Faah Faahinta Wararka Ka Imanayaa Degaanka Godorka Oo Dhinaca Bari Kaga Beegan Magaalada Burco Ayaa Sheegaya In Dablay Hubaysani Ku Dileen Habeenkii Xalay Marxuun Reer Miyi Ah Oo Lagu Magacabi Jiray Axmed Hure Isla Markaana Degaankaas Marayay,Daybalayda Ayaa Sida La Sheegay Rasaas Ku Furay<\/p>\n<div>\n<div>\u00a0Marxuumka Taas Oo Sababatay Inuu Marxuumkaasi U Geeriyoodo, Ciidamada Booliska Magalada Burco Oo Ku Baxay Mashaqadani Deegaankaasi Ka Soo Cusboonaatay Ayaa Ku Daba Jira Cidii Dilkaasi Geestay Soona Qaaday Maydka Marxuumka Taasi Oo La Garanayn Sababta Keentay Dilkaasi.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deg Deg:-Dablay Hubaysan Oo Qudha Kaga Jaray Duleedka Burco Marxuun Lagu Magacaabi jiray Axmed Hure.Iyo Ciidamada Oo&#8230;. Gudaha Ka Eeg Faah Faahinta Wararka Ka Imanayaa Degaanka Godorka Oo Dhinaca Bari Kaga Beegan Magaalada Burco Ayaa Sheegaya In Dablay Hubaysani Ku Dileen Habeenkii Xalay Marxuun Reer Miyi Ah Oo Lagu Magacabi Jiray Axmed Hure Isla Markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6xG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25152"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25152\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}