{"id":25146,"date":"2016-09-17T06:34:36","date_gmt":"2016-09-17T06:34:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25146"},"modified":"2016-09-17T06:34:36","modified_gmt":"2016-09-17T06:34:36","slug":"sarkaal-sare-oo-laga-dilay-is","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/17\/sarkaal-sare-oo-laga-dilay-is\/","title":{"rendered":"Sarkaal sare oo laga dilay IS"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/1CD1\/production\/_91277370_wa%27il.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Dagaallamayaasha IS ee Suuriya\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xafiiska gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah oo ay qaadeen xulafada ka dagaallamaysa Suuriya lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda dawladda islaamiga, meel u dhow magaalada kooxdaas ay xoogga ku leeyihiin ee Raqqa.<\/p>\n<p>Hadal uu soo saaray Pentagon-ka ayaa lagu sheegay in lagu dilay nin magaciisa loo yaqaanno Dr Wa&#8217;il, ama Wa&#8217;il Caadil Xasan Salman Al-Fayad. Ninkaas ayaa la sheegay inuu ahaa wasiirka warfaafinta ee kooxda IS, oo uu muraaqabayn jiray soo saarista fiidiyowyada borobagaandada ah ee muujinaya jirdilka iyo dilalka.<\/p>\n<p>Horraantii todobaadkan ayuu Pentagon-ka sheegay in ninkii dhinaca borobagaandada ugu sarreeyey dawladda islaamiga, Abu Maxamed Al-Cadnaani, lagu dilay weerar xagga cirka ah oo ka dhacay bishii hore waqooyiga Suuriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah oo ay qaadeen xulafada ka dagaallamaysa Suuriya lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda dawladda islaamiga, meel u dhow magaalada kooxdaas ay xoogga ku leeyihiin ee Raqqa. Hadal uu soo saaray Pentagon-ka ayaa lagu sheegay in lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25147,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6xA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25146"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25146\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}