{"id":25141,"date":"2016-09-16T18:44:09","date_gmt":"2016-09-16T18:44:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25141"},"modified":"2016-09-16T18:44:09","modified_gmt":"2016-09-16T18:44:09","slug":"madaxweynaha-jabuuti-oo-ka-hadley-sababta-uu-uga-baaqdey-in-uu-ka-qeyb-galo-shirkii-igad-ee-moqdisho-ka-dhacay-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/16\/madaxweynaha-jabuuti-oo-ka-hadley-sababta-uu-uga-baaqdey-in-uu-ka-qeyb-galo-shirkii-igad-ee-moqdisho-ka-dhacay-muuqaal\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNAHA JABUUTI OO KA HADLEY SABABTA UU UGA BAAQDEY IN UU KA QEYB GALO SHIRKII IGAD EE MOQDISHO KA DHACAY + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Jabuuti (<strong>Arabsbiyo<em>-News):- <\/em><\/strong>Madaxweynaha dalka Jabuuti Muddane Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley sababta uu uga baaqdey in uu ka qeyb galo shirkii urur gobaleedka IGAD ee dhawaan Moqdisho lagu soo gabo gabeeyey<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-24846 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Geele.jpg?resize=384%2C316\" sizes=\"auto, (max-width: 384px) 100vw, 384px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Geele.jpg?w=384 384w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Geele.jpg?resize=300%2C247 300w\" alt=\"Geele\" width=\"384\" height=\"316\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in uu dagaal xoogan u galay sidii uu shirkaasi Moqdisho sanadkan loogu qaban lahaa shirka IGAD waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201d Runkii dadaal weyn baan u galay sidii shirka IGAD Moqdisho loogu qaban lahaaa ,\u00a0 alxamdulilaah shirkii wuxuu u dhacay sidii ugu quruxda badneed , anigu shaqsiyan ruuxeygu halkaas buu joogay jasadkeyguna halkan buu joogay \u00a0oo waanigii dhexda ka soo noqdey khal khal\u00a0 ku dhacey\u00a0 diyaarada awgeed \u201d ayuu yidhi madaxweyne Ismaciil Cumar Geele<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VDwk0lLuNMo\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsbiyo-News):- Madaxweynaha dalka Jabuuti Muddane Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley sababta uu uga baaqdey in uu ka qeyb galo shirkii urur gobaleedka IGAD ee dhawaan Moqdisho lagu soo gabo gabeeyey Madaxweynaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in uu dagaal xoogan u galay sidii uu shirkaasi Moqdisho sanadkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13879,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6xv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25141"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25141\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}