{"id":25123,"date":"2016-09-16T14:50:58","date_gmt":"2016-09-16T14:50:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25123"},"modified":"2016-09-16T14:50:58","modified_gmt":"2016-09-16T14:50:58","slug":"82-qof-ninka-ka-adkaan-waayey-dadbaan-u-buayaa-in-aan-xukumana-meesha-kuma-jirtosiyaasi-maxamed-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/16\/82-qof-ninka-ka-adkaan-waayey-dadbaan-u-buayaa-in-aan-xukumana-meesha-kuma-jirtosiyaasi-maxamed-xaashi\/","title":{"rendered":"&#8220;82 Qof Ninka Ka Adkaan Waayey Dadbaan U Bu&#8217;ayaa In Aan Xukumana Meesha Kuma Jirto&#8221;Siyaasi Maxamed Xaashi"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xashi Cilmi,\u00a0 ayaa taageeray in diiwaan gelinta iyo doorashada Madaxtooyada laga qabto lixda goobood ee waqooyiga hargeysa, kuwaas oo uu sheegay in uu madaxweynuhu ku saxan yahay in goobahaasi laga qabto diiwaan gelinta loona sameeyo qaabkii ay ahaayeen sannadkii 1960-kii.<\/p>\n<p>Eng Maxamed Xaashi Cimi oo u waramay Telefishanka HCTV, ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay shirkii urur goboleedka IGAD ku qabsadeen magaaladda Muqdisho ee dalka Somalia, kuwaas oo uu u jeediyey eedaymo kala duwan, isaga oo sidoo kalena ka hadlay arrimaha doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan.<\/p>\n<p>Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xashi Cilmi\u00a0 oo ugu horrayn wax laga waydiiyey diiwaan gelinta laga qabanayo lixda goobood ee waqooyiga Hargeysa, waxaanuu yidhi &#8220;Madaxweyne Siillaanyo wuu ku saxan yahay in doorasho laga qabto halkaasi lixda goobood ee waqooyiga Hargeysa oo la diwaangaliyo dadkii oo sidii ay ahaan jirtey 1960 kii\u00a0 ayey tahay in lagu sameey \u201d ayuu hadalkiisii ku soo koobay Muj. Maxamed Xaashi Cilmi<\/p>\n<p>Siyaasi Maxamed Xaashi oo ka hadlayey shirkii Urur Goboleedka IGAD waxa uu yidhi &#8220;Somaliland waxaa ay jirtey IGAD horteed , markii\u00a0 ay Somaliland xoriyadeeda heshay waxaa jiray waddamo badan oo ay ka mid y tahay \u00a0Kenya\u00a0 iyo dawlado\u00a0 kale oo ka danbeeyey xoriyada Somaliland markii ay qaadatey kolkaas \u00a0in ay soo qaadan Somaliland mey aheyn ba \u00a0\u201d ayu yidhi Eng Maxamed Xaashi<\/p>\n<p>Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka hadlayey qabsoomidda doorashooyinka dalka waxa uu yidhi &#8220;Shir Guddoonkii Sharciga ilaalin lahaa ee wakiilada guddoomiyohoodii ayaa jebiyey kolkii u horraysayba, waxaanuu ku jebiyey laba shaqo ayuu isku hayaa, qodobka shanaad qaybtiisa sadexaad waxa uu leeyahay nin xilkaas hayaa xil kale kuma danaysan karo, waxa uu leeyahay xisbi la yidhaahdo waddani\u00a0 oo gaadhigii ayuu wataa shidaalkiina wuu isticmaalayaa, shaqadii wakiilada ee ahaa in uu dhameeyo sharciyaddan ayaa waxa uu iga leexday dan uu leeyahay oo ah doorashada, kolkaa 82 qof ninka ka adkaan waayey dadbaan u bu\u2019ayaa in aan xukumana meesha kuma jirto\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xashi Cilmi,\u00a0 ayaa taageeray in diiwaan gelinta iyo doorashada Madaxtooyada laga qabto lixda goobood ee waqooyiga hargeysa, kuwaas oo uu sheegay in uu madaxweynuhu ku saxan yahay in goobahaasi laga qabto diiwaan gelinta loona sameeyo qaabkii ay ahaayeen sannadkii 1960-kii. Eng Maxamed Xaashi Cimi oo u waramay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25124,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6xd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25123"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25123\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}