{"id":25116,"date":"2016-09-16T11:36:50","date_gmt":"2016-09-16T11:36:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25116"},"modified":"2016-09-16T11:36:50","modified_gmt":"2016-09-16T11:36:50","slug":"fanaanadii-princess-istaahil-oo-guursatay-una-quus-goysay-rag-badan-oo-damac-iyo-hunguri-kaga-jiray-inay-nolol-la-qaybsadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/16\/fanaanadii-princess-istaahil-oo-guursatay-una-quus-goysay-rag-badan-oo-damac-iyo-hunguri-kaga-jiray-inay-nolol-la-qaybsadaan\/","title":{"rendered":"Fanaanadii Princess Istaahil Oo Guursatay Una Quus Goysay Rag Badan Oo Damac Iyo Hunguri Kaga Jiray Inay Nolol La Qaybsadaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Princess-Istaahil.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-25117\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Princess-Istaahil-150x150.png?resize=150%2C150\" alt=\"arooskii-princess-istaahil\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p><span lang=\"ES\">Jig-jiga (Arabsiyo News) Waxaa maalintii shalay ahayd si rasmi ah ay u iclaamisay fanaanadda reer jig-jiga ee markaasi loo yaqaano Princess Istaahil<\/span> guurkeeda iyo saygay ka calmatay ragga idilkood.<\/p>\n<p><span lang=\"ES\">Waxaana guurkan fanaanadda Princess Istaahil<\/span> la qaybsaday wiilka lagu magacaabo Fatxi cali kaas oo ka qabsoomay xarunta caasimadda u ah ismaamulka soomaalida itoobiya gaar ahaan hoolka sayidka .<\/p>\n<p><span lang=\"ES\">In kastoo fanaanaddan Princess Istaahil<\/span>ay rag badan daneynayeen guurkeeda hase yeeshee calafka iyo nasiibku ugu daray wiilkan ay soo bandhigtay ayaa quus iyo candhuuf dib u liq waxa ay ku noqotay dhamaan raggii safafka hore kaga jiray guurka iyo nolosha ay la qaadan lahaayeen fanaanaddan.<\/p>\n<p><span lang=\"ES\">Karin News waxay hambalyo u diraysaa fanaanadda Princess Istaahil<\/span> iyo saygeeda Fatxi cali waxaana dhamaan bahda KARIN NEWS oo isku duuban ay leeyihiin noqda reerkii lagu badhaadho ubad khayr qabana kala hela aamin aamin .<\/p>\n<p><span lang=\"ES\">ArabsiyoNews@gmail.com<\/span><\/p>\n<p><span lang=\"ES\">Jig-jiga Office<\/span><\/p>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.xx.fbcdn.net\/t31.0-8\/14305491_595320850639775_5142681475698689393_o.jpg\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jig-jiga (Arabsiyo News) Waxaa maalintii shalay ahayd si rasmi ah ay u iclaamisay fanaanadda reer jig-jiga ee markaasi loo yaqaano Princess Istaahil guurkeeda iyo saygay ka calmatay ragga idilkood. Waxaana guurkan fanaanadda Princess Istaahil la qaybsaday wiilka lagu magacaabo Fatxi cali kaas oo ka qabsoomay xarunta caasimadda u ah ismaamulka soomaalida itoobiya gaar ahaan hoolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25117,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-25116","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-english-news"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6x6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25116"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25116\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}