{"id":25082,"date":"2016-09-15T16:27:50","date_gmt":"2016-09-15T16:27:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25082"},"modified":"2016-09-15T16:27:50","modified_gmt":"2016-09-15T16:27:50","slug":"arooskii-ugu-layaabka-badnaa-geeska-afrika-oo-lagu-qabtay-magaalada-jig-jiga-se-muxuu-kaga-duwanaa-aroosyada-kale-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/15\/arooskii-ugu-layaabka-badnaa-geeska-afrika-oo-lagu-qabtay-magaalada-jig-jiga-se-muxuu-kaga-duwanaa-aroosyada-kale-sawiro\/","title":{"rendered":"AROOSKII UGU\u00a0LAYAABKA BADNAA GEESKA AFRIKA OO LAGU QABTAY MAGAALADA JIG-JIGA \u00a0SE MUXUU KAGA DUWANAA AROOSYADA KALE\u00a0\u00a0+ SAWIRO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Jigjiga(Arabsiyo News) Waxaa caawa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka sayidka kadhacay aroos cajiib ah oo lamagac-baxay<strong>arooska qarniga qaybtiisa 1, aad<\/strong>\u00a0oo ay kulamaanoobeen lamaanaha is-doortay ee sharafta leh oo kala ah:\u00a0<strong>mudane Fatxi Cali Shariif(shariifka) iyo marwo Istaahil Maxamed Khaliif(princess istaahil)<\/strong>\u00a0kaas oo ay kasoo qaybgaleen in kabadan\u00a0<strong>2kun oo shaqsi<\/strong>\u00a0oo isugu jira mas\u2019uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu horkacayo\u00a0<strong>madaxwayne CMC<\/strong>, agaasino, shaqaalaha xafiisyada kaladuwan ee heer deegaan iyo shacab intaba. Waxaana arooskan lagu soo bandhigay arooska qarniga qaybtiisa 2, aad.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28395\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/30\/daawo-gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-soo-dhoweeyn-aan-loo-kala-hadhin-ku-qaabileen-shacbiga-magaalada-berbera\/muse-biixi\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/muse-biixi.png?fit=397%2C409&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"397,409\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"muse-biixi\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/muse-biixi.png?fit=397%2C409&amp;ssl=1\" class=\"wp-image-28395 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.jpg?resize=785%2C368\" sizes=\"auto, (max-width: 785px) 100vw, 785px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.jpg?w=906 906w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.jpg?resize=300%2C140 300w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.jpg?resize=800%2C374 800w\" alt=\"arooskii-qarniga\" width=\"785\" height=\"367\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Hadaba, Wajigii hore ee arooskan qarniga qaybtiisa 1, aad ayaa lagu soo bandhigay\u00a0\u00a0hab-dhaqankii hore ee aroosyadii qadiimiga ahaa khaasatan dhanka labiska hidaha iyo dhaqanka iyo\u00a0<strong>booliskii iyo maxkamadii<\/strong>\u00a0oo soo kicinayay dadka islamarkaana kuxukumayay qaadida heesaha, geeraarada, gabayada, dhaantooyinka, furitaanka xeedhada iyo waydiinta hal-xidhaalaha iyadoo ay laxidhiidhay faraanti-galiskii, labiskii casriga ahaa, jaridii keega iyo waliba cayaaraha qoob-kacayaarka.\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28396\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/30\/daawo-gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-soo-dhoweeyn-aan-loo-kala-hadhin-ku-qaabileen-shacbiga-magaalada-berbera\/muuse-biixi-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/muuse-biixi-1.jpg?fit=501%2C392&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"501,392\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;HP pc&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1480029075&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"muuse-biixi\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/muuse-biixi-1.jpg?fit=501%2C392&amp;ssl=1\" class=\" wp-image-28396 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG8_.jpg?resize=649%2C390\" sizes=\"auto, (max-width: 649px) 100vw, 649px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG8_.jpg?w=529 529w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG8_.jpg?resize=300%2C180 300w\" alt=\"arooskii-qarniga-jpg8\" width=\"649\" height=\"390\" \/><\/p>\n<p>Kadibna, waxaa arooskan qarniga qaybtiisa 1, aad lagu soo bandhigay\u00a0<strong>arooskii qarniga qaybtiisa 2, aad<\/strong>\u00a0oo ahayd arin aad u farxad badan oo layaab leh balse aan geeska Africa horay uga dhicin iskadaa gayiga ay soomaalidu dagtee.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28397 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga-1.jpg?resize=815%2C382\" sizes=\"auto, (max-width: 815px) 100vw, 815px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga-1.jpg?w=906 906w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga-1.jpg?resize=300%2C140 300w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga-1.jpg?resize=800%2C374 800w\" alt=\"arooskii-qarniga\" width=\"815\" height=\"382\" \/><\/p>\n<p><strong>Arooska qarniga qaybtiisa 2, aad<\/strong>\u00a0oo ah arin ugub ah oo lagu maamuusay\u00a0<strong>gacsataada isku-aroos<\/strong>\u00a0ayaa ah 25 aroos (qoys) oo kani ugu horeeyo oo uu\u00a0<strong>Ururka Horumarinta Soomaalida Itoobiya\u00a0<\/strong>bixinayo kharashka arooskooda islamarkaana uu todobo-baxoodu(honeymoon) kadhici doono wadamada kala ah:\u00a0<strong>Turkey, Thailand, Singapore, Addisababa, Awasa, Malaysia iyo Maqale\u00a0<\/strong>iyadoo ay gaar ahaan lamaanahan caawa uu todoba-baxoodu kadhici doono<strong>\u00a0Singapore<\/strong>. Waxaana 24ka aroos ee hadhay laga soo kala xuli doonaa\u00a0<strong>caasimadaha 11ka gobol<\/strong>,\u00a0<strong>6da maamul-magaalo<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong>caasimada DDSI ee magaalada jigjiga\u00a0<\/strong>iyagoo musharixiintu bakhtiyaa nasiib uqaadan doona. Waana bishuruud inuusan ninku horay uguursanin oo ay yihiin lamaane isqaba balse aan haysanin kharashkii arooska.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28399\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/30\/daawo-shacbiga-magaalada-laascanood-oo-madaxwayne-siilaanyo-ugu-baaqay-in-wasiirka-biyaha-shaqadiisa-loo-madxbanaaneeyo\/biyaha-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/biyaha-1.jpeg?fit=210%2C210&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"210,210\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"biyaha\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/biyaha-1.jpeg?fit=210%2C210&amp;ssl=1\" class=\"wp-image-28399 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG3_.jpg?resize=771%2C436\" sizes=\"auto, (max-width: 771px) 100vw, 771px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG3_.jpg?w=559 559w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG3_.jpg?resize=300%2C170 300w\" alt=\"arooskii-qarniga-jpg3\" width=\"771\" height=\"435\" \/><\/p>\n<p>Kadibna, waxaa fursad lasiiyay lamaanaha isqaba ee aan haysanin kharashka arooska ee raba inay utartamaan 7 qoys(aroos) oo ay caasimada DDSI ee magaalada jigjiga qayb uheshay iyadoo 25 qoys oo isasoo sharaxday ay halkaa si cadaalad ah uga qaateen bakhtiyaa-nasiibkii oo ay heleen 7 aroos oo kamid ah 25kan qoys.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28398 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG2_.jpg?resize=759%2C381\" sizes=\"auto, (max-width: 759px) 100vw, 759px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG2_.jpg?w=574 574w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG2_.jpg?resize=300%2C151 300w\" alt=\"arooskii-qarniga-jpg2\" width=\"759\" height=\"381\" \/><\/p>\n<p>Qoysaskan kuguulaystay qaybtii caasimada deegaanka oo dareenkooda cabiraya ayaa sheegay inaysan marnaba filanaynin caawa inay nasiib uhelayaan in laga bixiyo kharashka arooskooda islamarkaana ay utartami doonaan meelihii ay kutodoba-bixi lahaayeen kadib marka lasoo xulo gobolada iyo maamul-magaalooyinka oo ay bakhtiyaa-nasiibka laqaadan doonaan.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28402 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG7_.jpg?resize=725%2C417\" sizes=\"auto, (max-width: 725px) 100vw, 725px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG7_.jpg?w=532 532w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Arooskii-Qarniga.JPG7_.jpg?resize=300%2C173 300w\" alt=\"arooskii-qarniga-jpg7\" width=\"725\" height=\"417\" \/><\/p>\n<p>Iskusoo wada duuboo, arintan ayaa ah arin ugub ah oo aan horay loo arag loona maqal balse looga gon leeyahay dhiiri-galinta dhalinyarada deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jigjiga(Arabsiyo News) Waxaa caawa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka sayidka kadhacay aroos cajiib ah oo lamagac-baxayarooska qarniga qaybtiisa 1, aad\u00a0oo ay kulamaanoobeen lamaanaha is-doortay ee sharafta leh oo kala ah:\u00a0mudane Fatxi Cali Shariif(shariifka) iyo marwo Istaahil Maxamed Khaliif(princess istaahil)\u00a0kaas oo ay kasoo qaybgaleen in kabadan\u00a02kun oo shaqsi\u00a0oo isugu jira mas\u2019uuliyiinta ugu saraysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25083,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-25082","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6wy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25082"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25082\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}