{"id":25051,"date":"2016-09-15T13:28:29","date_gmt":"2016-09-15T13:28:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25051"},"modified":"2016-09-15T13:28:29","modified_gmt":"2016-09-15T13:28:29","slug":"war-deg-dega-mudahraad-looga-soo-horjeedo-itoobiya-oo-gil-giley-magaalada-garoowe-iyo-sababta-keentay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/15\/war-deg-dega-mudahraad-looga-soo-horjeedo-itoobiya-oo-gil-giley-magaalada-garoowe-iyo-sababta-keentay-sawiro\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEGA:- MUDAHRAAD \u00a0LOOGA SOO HORJEEDO ITOOBIYA OO GIL-GILEY MAGAALADA GAROOWE IYO SABABTA KEENTAY \u00a0+ SAWIRO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Garoowe<strong>(Arabsyo News)<\/strong> Mudahraad Balaadhan Oo Ay Isugu Soo Baxeen Kumaanan Ka Mida Dadweynaha Reer Garoowe Ayaa, Ahaa Mid Looga Soo Horjeedo Itoobiyaanka Ku Sugan Gudaha Magaalada Garoowe.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28382 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?resize=802%2C432\" sizes=\"auto, (max-width: 802px) 100vw, 802px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?w=896 896w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?resize=300%2C162 300w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?resize=800%2C431 800w\" alt=\"garoowe\" width=\"802\" height=\"433\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Boodhadhka Dadkani Ay Sitaan Ayaa Waxaa Ciwaan Looga Dhigay, Itoobiyaan Doonimeyno, Oromo Doonimeyno, Amxaaro Doonimeyno, Oromo Dalkeena Joogimeyso Iyo Erayo Kale.<\/p>\n<p>Mudahraadkan Oo Ahaa Mid Gilgilay Gabi Ahaanba Gudaha Magaalada Garoowe Ayaa Ahaa Mid Soconayay Saacado Badan Iyada Oo Dadkii Banaan Baxan Dhigayayna Ay Ku Dhawaaqqayeen, Wadanku Laba Diimood Ma Wada Qaadi Karoo, Wadanku Laba Luuqaadood Ma Wada Qaadi Karo, Wadanku Laba Qoomiyadood Mawada Qaadi Karo Iyo Erayo Kale.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28378\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/30\/trump-soomaaligii-weerarka-ohio-gaystay-ma-ahayn-inuu-dalka-joogo\/_92726573_fdead5cd-9031-4fab-a897-04e0cc72af04\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/92726573_fdead5cd-9031-4fab-a897-04e0cc72af04.jpg?fit=624%2C351&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"624,351\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"_92726573_fdead5cd-9031-4fab-a897-04e0cc72af04\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/92726573_fdead5cd-9031-4fab-a897-04e0cc72af04.jpg?fit=624%2C351&amp;ssl=1\" class=\"wp-image-28378 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.jpg?resize=634%2C359\" sizes=\"auto, (max-width: 634px) 100vw, 634px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.jpg?w=514 514w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.jpg?resize=300%2C170 300w\" alt=\"mudahraad-1\" width=\"634\" height=\"359\" \/><\/p>\n<p>Waxaanu Mudahraaadkani Nuxurkiisu Ahaa Sidii Loo Joojin Lahaa Dadka Badaleyaasha Ah Ee Sida Weyn Ugu Soo Qul Qulayaa Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28379 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.JPG2_.jpg?resize=674%2C379\" sizes=\"auto, (max-width: 674px) 100vw, 674px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.JPG2_.jpg?w=507 507w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.JPG2_.jpg?resize=300%2C169 300w\" alt=\"mudahraad-1-jpg2\" width=\"674\" height=\"379\" \/><\/p>\n<p>Mana Jiraan Ilaa Hada Inta La Og Yahay Wax Khasaare Nafeeda Oo Ka Dhashay Banaan Baxan<\/p>\n<p>Kuwaaasi O Ay Sheegeen In Ay Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland Ay Siweyn Ugu Soo Qulqulayaan.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28381\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/30\/shineemooyinka-hindiya-oo-lagu-amaray-inay-ciyaaraan-heesta-calanka\/_92724994_gettyimages-150995447\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/92724994_gettyimages-150995447.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"660,371\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"_92724994_gettyimages-150995447\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/92724994_gettyimages-150995447.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" class=\"wp-image-28381 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.JPG4_.jpg?resize=649%2C360\" sizes=\"auto, (max-width: 649px) 100vw, 649px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.JPG4_.jpg?w=514 514w, http:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Mudahraad-1.JPG4_.jpg?resize=300%2C166 300w\" alt=\"mudahraad-1-jpg4\" width=\"649\" height=\"360\" \/><\/p>\n<p>Dadweynihii Banaan Baxan Dhigayay Oo La Hadlay Warbaahinta Ayaa Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabtaan Waxaana Hada Ladoodi Ka Mid Ahaa <strong>\u201cMudahraadkan Weyn Ee Ka Socda Magaalada Garoowe Waxaa Lagaga Soo Horjeeda, Nimanka Itoobiyaanka Ee Sida Sharci Darada Ah Ku Soo Galey Wadanka Ee Maalinba Maalinta Ka Danbeysa Ku Soo Qulqulaya, Haday Noqon Laheyd Badel Badel Iyo Haday Tahay Nimanka Kale Oromada Ahba Ee Sida Sharcidarada Ah Wadanka Ugu Sugan\u201d<\/strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28382 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?resize=798%2C430\" sizes=\"auto, (max-width: 798px) 100vw, 798px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?w=896 896w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?resize=300%2C162 300w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Garoowe.jpg?resize=800%2C431 800w\" alt=\"garoowe\" width=\"798\" height=\"430\" \/><\/p>\n<p>Muwaadinkani Isaga Oo Hadalkiisa Siiwata Waxaa Uu Intaas Ku Daray <strong>\u201cUjeedada Aanu Mudahraadkan U Qabaneyna Waaa Ka Dib Markii Aanu Aragnay Sida Ay Isu Badelayso Khariiradii Wadanku Ee Aan, Iyada Oo Wadankii Uu Noqday Wadan Ay Isugu Yimaadeen Qoomiyado Kala Duduwani, Dawladana Waxaanu Ugu Baaqaynaa In Dadka Muhaajiriinta Ah Ee Wadanka Sida Sharci Darada Ah Ku Soo Galaya Inay Naga Joojiso Oo Ay Naga Xakameyso, Dalku Mawada Qaadi Karo Laba Diimood, Laba Luuqadood Laba Qoomiyadood, Jidkaa Aanu Hada Ku Soconaana Waa Kii Falastiin, Markaa Xukuumadu Waa Inay Si Degdega Wax Uga Qabato\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Mudahraadkaan Ahaa Ah Kii Noociisa Ah Ee Ka Dhaca Gudaha Magaalada Garoowe, Ahna Mid Lagu Diidan Yahay Dadka Aan Wadanka U Dhalan Ee Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Sida Weyn Ugu Soo Qul Qulaya Gudaha Magaalada Garoowe Iyo Deegaanada Hoos Yimaada.<\/p>\n<p>Wixii Warara Ee Danbee Ka Soo Kordha Waxaanu Idiinku Soo Gudbin Doonaa Wararkayaga Danbe.<\/p>\n<p><b>ArabsiyoNews.Com<\/b><\/p>\n<p>Arabsiyo desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe(Arabsyo News) Mudahraad Balaadhan Oo Ay Isugu Soo Baxeen Kumaanan Ka Mida Dadweynaha Reer Garoowe Ayaa, Ahaa Mid Looga Soo Horjeedo Itoobiyaanka Ku Sugan Gudaha Magaalada Garoowe. Boodhadhka Dadkani Ay Sitaan Ayaa Waxaa Ciwaan Looga Dhigay, Itoobiyaan Doonimeyno, Oromo Doonimeyno, Amxaaro Doonimeyno, Oromo Dalkeena Joogimeyso Iyo Erayo Kale. Mudahraadkan Oo Ahaa Mid Gilgilay Gabi Ahaanba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25052,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-25051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6w3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25051"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25051\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}