{"id":25030,"date":"2016-09-15T07:12:35","date_gmt":"2016-09-15T07:12:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25030"},"modified":"2016-09-15T07:12:35","modified_gmt":"2016-09-15T07:12:35","slug":"clinton-iyo-trump-oo-soo-saaray-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/15\/clinton-iyo-trump-oo-soo-saaray-warbixin\/","title":{"rendered":"Clinton iyo Trump oo soo saaray warbixin &#8230;&#8230;"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/13DBC\/production\/_91204318_16056b3c-1fb9-4a0c-a8b8-79647c186ebf.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Hillary Clinton\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Mareykanka Hillary Clinton, ayaa waxa ay soo saartay warbixin ku saabsan caafimaadkeeda.<\/p>\n<p>Dadka u ololeeya waxay sheegayaan in xanuunkeeda uu yahay nooc aan la is qaadsiin karin.<\/p>\n<p>Hillary Clinton ayaa la siiyay daawo antibiyootig ah oo toban maalmood ay qaadan doonto.<\/p>\n<p>Dhaqtarkeeda waxay sheegtay inay hadda caafimaadkeeda uu soo hagaagayo.<\/p>\n<p>Waxay intaa ku dartay, in ay caafimaad qabto ayna awoodda inay Shacabka Mareykanka u adeegto madaxweyne ahaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Donald Trump waxa uu bandhig TV ka sheegay in tijaabo caafimaad oo dhawaan lagu sameeyay ay muujineyso in maasiinkiisa uu culus yahay oo uu aad u buuran yahay.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/EF9C\/production\/_91204316_01aeff81-cdf9-4c6b-b989-44926d27a092.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Trump iyo dhaqtarkiisa oo eegaya warbixinta caafimaadkiisa\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Waxaa u socota daawo lagu yareynaayo kolestaroolka jirkiisa ku jira.<\/p>\n<p>Laakiin dhanka dhageystayaashii Barnaamijka waxay sheegeen in caafimaadka Donald Trump uu wanaagsan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Mareykanka Hillary Clinton, ayaa waxa ay soo saartay warbixin ku saabsan caafimaadkeeda. Dadka u ololeeya waxay sheegayaan in xanuunkeeda uu yahay nooc aan la is qaadsiin karin. Hillary Clinton ayaa la siiyay daawo antibiyootig ah oo toban maalmood ay qaadan doonto. Dhaqtarkeeda waxay sheegtay inay hadda caafimaadkeeda uu soo hagaagayo. Waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-25030","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6vI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25030"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25030\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}