{"id":25019,"date":"2016-09-14T16:10:16","date_gmt":"2016-09-14T16:10:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25019"},"modified":"2016-09-14T16:10:16","modified_gmt":"2016-09-14T16:10:16","slug":"war-deg-deg-ah-wasiirka-maaliyada-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-maamulihii-kastamka-cashuuraha-kalabaydh-iyo-masuulka-cusub-ee-lagu-badaley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/14\/war-deg-deg-ah-wasiirka-maaliyada-somaliland-oo-xilkii-ka-qaaday-maamulihii-kastamka-cashuuraha-kalabaydh-iyo-masuulka-cusub-ee-lagu-badaley\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH;-WASIIRKA MAALIYADA SOMALILAND OO XILKII KA QAADAY MAAMULIHII KASTAMKA CASHUURAHA KALABAYDH IYO MASUULKA CUSUB EE LAGU BADALEY."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargaysa <strong>{Arabsiyo News}<\/strong>&#8212;Warar hoose oo haatan ku soo dhaca xafiiska Warqabadka Shabakada Wararka Hangoolnews ayaa tibaaxaya in Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa bedel ku samaysay maamulihii kastamka cashuuraha ee Magaalada Kalabaydh ee Gobolka Gabiley.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-28320 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Kalabaydh.jpg?resize=635%2C383\" sizes=\"auto, (max-width: 635px) 100vw, 635px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Kalabaydh.jpg?w=700 700w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Kalabaydh.jpg?resize=300%2C181 300w\" alt=\"kalabaydh\" width=\"635\" height=\"383\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Maamulaha xilka laga qaaday oo lagu magacaabo Mudane C\/risaaq Muxumed Aaye ayaa xilka maamulaha kastamkaasi hayay mudo ku siman hal Sano iyo badh,<\/p>\n<p>Wararka ay helayso Warbaahinta Hangoolnews ayaa intaasi ku daraya in masuulka lagu bedelay uu hore u soo qabtay xilka maamulaha kastamka kalabaydh waxaana lagu magacaabaa Cabdi Hargeysaasi.<\/p>\n<p>Maamulaha la bedalay oo dhalasho ahaan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaan wali la shaacin sababta ka danbaysay bedelkiisa iyada oo aan la taaban masuuliyiinta kale ee ka howl gala Kastamak balse isaga uun xilka laga qaaday.<br \/>\nCabdi Hargeysaawi Maamulahan cusub ee xilkan loo magacaabay ayaa isagu ah masuul dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Maroodi Jeex Gaar ahaan Degmada Salaxlay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa {Arabsiyo News}&#8212;Warar hoose oo haatan ku soo dhaca xafiiska Warqabadka Shabakada Wararka Hangoolnews ayaa tibaaxaya in Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa bedel ku samaysay maamulihii kastamka cashuuraha ee Magaalada Kalabaydh ee Gobolka Gabiley. Maamulaha xilka laga qaaday oo lagu magacaabo Mudane C\/risaaq Muxumed Aaye ayaa xilka maamulaha kastamkaasi hayay mudo ku siman [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-25019","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6vx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25019"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25019\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}