{"id":25006,"date":"2016-09-14T12:29:10","date_gmt":"2016-09-14T12:29:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25006"},"modified":"2016-09-14T12:29:10","modified_gmt":"2016-09-14T12:29:10","slug":"somaliland-iyo-itoobiya-jidka-berbera-ilaa-wajaale-oo-la-dhammaystirayo-ka-hor-hawlgalka-shirkadda-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/14\/somaliland-iyo-itoobiya-jidka-berbera-ilaa-wajaale-oo-la-dhammaystirayo-ka-hor-hawlgalka-shirkadda-dp-world\/","title":{"rendered":"SOMALILAND IYO ITOOBIYA:-JIDKA BERBERA ILAA WAJAALE OO LA DHAMMAYSTIRAYO KA HOR HAWLGALKA SHIRKADDA DP WORLD."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, ayaa isla qaatay in\u00a0 dhismaha jidka isku xidha Berbera ilaa Wajaale (Berbera Corridor) la dhammaystiro ka hor inta aanay shirkadda DP World\u00a0 si rasmi ah u bilaabin shaqadeeda lagu maalgelinayo dekedda Berbera.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay qoraal luqadda Ingiriisiga ku qoran oo lagu faafiyey facebook-ga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo lagaga hadlay kulan Wasiir Sacad Cali Shire magaalada Addis Ababa kula yeeshay Wasiirka Khaarajiga Itoobiya Dr. Tedros Adhanom toddobaadkan, waxa labada dawladood go\u2019aansadeen inay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha iyo ganacsiga.<\/p>\n<\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.maankaab.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/berbera-to-Addis-Ababa.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-11529\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.maankaab.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/berbera-to-Addis-Ababa.png?zoom=1.5&amp;resize=555%2C200\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.maankaab.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/berbera-to-Addis-Ababa.png?zoom=1.5&amp;resize=555%2C200\" alt=\"berbera-to-Addis-Ababa\" width=\"555\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cWaxa ay si wax-ku-ool ah uga wada xaajoodeen dhismaha jidka magaalada Berbera ku xidhaya caasimadda Addis Ababa (Berbera Corridor), waxayna isku raaceen baahida loo qabo in la dammaanad qaado sidii loo dhammaystiri lahaa dhismaha jidka Berbera ku xidhaya Wajaale ka hor inta aanay shirkadda DP World si buuxda uga hawlgelin (maalgelinta dekedda Berbera),\u201d ayaa lagu yidhi qoraalka.<\/p>\n<p>Waxa kaloo lagu sheegay in jidka isku xidha dekedda Berbera iyo Addis Ababa uu waxtar weyn u leeyahay ganacsiga u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cItoobiya waxa ka go\u2019an oo ay ballanqaaday inay badeecadaheeda ay dibbada kala soo degto iyo kuwa ay dhoofiyso ay 30% mariso Dekedda Berbera, taasoo ka dhigaysa jidka Berbera ilaa Wajaale ka dhigaysa mid muhiim u ah ganacsiga u dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya,\u201dayey tidhi Wasaaradda Khaarajiga Somaliland.<\/p>\n<p>Source Maankaab<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, ayaa isla qaatay in\u00a0 dhismaha jidka isku xidha Berbera ilaa Wajaale (Berbera Corridor) la dhammaystiro ka hor inta aanay shirkadda DP World\u00a0 si rasmi ah u bilaabin shaqadeeda lagu maalgelinayo dekedda Berbera. Sida lagu sheegay qoraal luqadda Ingiriisiga ku qoran oo lagu faafiyey facebook-ga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo lagaga hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25007,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-25006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6vk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25006"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25006\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}