{"id":25004,"date":"2016-09-14T12:14:43","date_gmt":"2016-09-14T12:14:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=25004"},"modified":"2016-09-14T12:14:43","modified_gmt":"2016-09-14T12:14:43","slug":"deg-deg-is-rasaasayn-dhex-martay-ciidanka-ilaalada-wasiirka-biyaha-somaliland-iyo-koox-kale-khasaaraha-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/14\/deg-deg-is-rasaasayn-dhex-martay-ciidanka-ilaalada-wasiirka-biyaha-somaliland-iyo-koox-kale-khasaaraha-jira\/","title":{"rendered":"Deg Deg:- Is Rasaasayn Dhex Martay Ciidanka Ilaalada Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Koox Kale + Khasaaraha Jira"},"content":{"rendered":"<p>Deg Deg:- Is Rasaasayn Dhex Martay Ciidanka Ilaalada Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Koox Kale + Hoos Akhri Khasaaraha Jira<\/p>\n<div>Hargeysa (Arabsiyo News):- Waxa lagu soo waramayaa in Ciidanka ilaalada wasiirka biyaha Somaliland oo ku sugan laascaanood ayaa waxa is rasaasayn dagaal dhex martay koox uu watay gudoomiyaha Shirkada Dahabshiil ee Laascaanood<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Lama sheegin wax khasaare ah balse wararka ayaa sheegaya in gaadiidka qaarkood rasaastu waxyeelo soo gadhsiisay<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ma jiro war faah faah san oo dagaal kan ka soo baxay balse shabakada Karinnews ayaa ku hawlan sidii ay waraysi ula yeelan lahayd labada dhinac iyo dadka deegaanka<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wixii warar soo kordha kala soco Arabsiyonews.com \u00a0dhaaa<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deg Deg:- Is Rasaasayn Dhex Martay Ciidanka Ilaalada Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Koox Kale + Hoos Akhri Khasaaraha Jira Hargeysa (Arabsiyo News):- Waxa lagu soo waramayaa in Ciidanka ilaalada wasiirka biyaha Somaliland oo ku sugan laascaanood ayaa waxa is rasaasayn dagaal dhex martay koox uu watay gudoomiyaha Shirkada Dahabshiil ee Laascaanood Lama sheegin wax khasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-25004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6vi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25004"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25004\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}