{"id":24992,"date":"2016-09-14T08:41:19","date_gmt":"2016-09-14T08:41:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24992"},"modified":"2016-09-14T08:41:19","modified_gmt":"2016-09-14T08:41:19","slug":"daawo-faysal-cali-waraabe-oo-madaxwayne-siilaanyo-ugu-baaqay-in-uu-ciidamo-u-diro-dalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/14\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-madaxwayne-siilaanyo-ugu-baaqay-in-uu-ciidamo-u-diro-dalka-somaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:-FAYSAL CALI WARAABE OO MADAXWAYNE SIILAANYO UGU BAAQAY IN UU CIIDAMO U DIRO DALKA SOMALIYA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargaysa <strong>{AN}<\/strong>Gudomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa ugu baaqay Xukumada Somaliland in ay ka qayb qaataan dhismaha dawlada dalka Somaliya,<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Ucid waxa uu madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyey in looga baahan yahay in sida uu Ismaaciil Cumar Geelle ciidan u geeyey Somaliya ay Somaliland uga gaysato Gacan si loo dhamays tiro geedi socodka Dhismaha Dawlada Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Faysal Cali Warabe oo arimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi.<\/p>\n<blockquote><p><strong>\u201cMadaxwayne inagana maanta intaa Ismaaciil Cumar Geelle uu ugu gaystey inteedii ayaa lagaaga fadhiyaa waa u simanahay inaga iyo Ismaaciil Cumar Geelle,<\/strong><\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n<p><strong>Ismaacilna Waajibkiisii ayuu sameeyey ciidamo ayuu geeyey gacanta ayuu qabtay inagana intaas inleeg ayaa la inooga fadhiyaa waana arin ina sugaysa oo aynaan indhaha ka qabsan Karin ayaan leeyahay walaalayaal anaguna diyaar ayaanu idiin nahay\u201d<\/strong><\/p>\n<p><em><strong>Halkan Ka Daawo Muuqaalka oo Dhamaystiran<\/strong><\/em><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/C73ev81MIw4?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa {AN}Gudomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa ugu baaqay Xukumada Somaliland in ay ka qayb qaataan dhismaha dawlada dalka Somaliya, Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Ucid waxa uu madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyey in looga baahan yahay in sida uu Ismaaciil Cumar Geelle ciidan u geeyey Somaliya ay Somaliland uga gaysato Gacan si loo dhamays tiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22919,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6v6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24992"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24992\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}