{"id":24989,"date":"2016-09-14T08:38:11","date_gmt":"2016-09-14T08:38:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24989"},"modified":"2016-09-14T08:38:11","modified_gmt":"2016-09-14T08:38:11","slug":"wada-ruushka-weerar-dhanka-internetka-ah-ayuu-nagu-soo-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/14\/wada-ruushka-weerar-dhanka-internetka-ah-ayuu-nagu-soo-qaaday\/","title":{"rendered":"WADA: Ruushka weerar dhanka internetka ah ayuu nagu soo qaaday"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/35D2\/production\/_91187731_61a53257-e058-4e61-a750-d430140e9fa4.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Xafiiska WADA\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Hay&#8217;adda caalamiga ah ee la dagaallanka daawada kordhisa awoodda ciyaartoyda ee WADA waxa ay sheegeysaa in burcad internet oo Ruushka ka soo jeeda ay isku deyayaan inay u dhacaan hanaankeeda la dagaallanka doping-ka.<\/p>\n<p>Waxa ay hay&#8217;ada WADA sheegtay in la soo bandhigay akhbaar laga xaday kumbuutaradeeda.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/5CE2\/production\/_91187732_67400a59-ec97-4cda-9702-5305e6659b75.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Cadeymo qarsoonaa oo arrimaha caafimaadka ee Simeone ayaa la shaaciyay laakiin way beenisay arrintaasi\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Wakaalad warar oo Ruushka laga leeyahay ayaa waxay daabacday sharaxaad ku saabsan waxyaabo la mamnuucay oo laga qoray tartamayaasha Mareykanka, sida kuwa ku guuleystay billado dahab ah.<\/p>\n<p>Dadka la magacabaay waxaa ka mid ah gabadha ku guuleysatay abaalmarinta dahabka ee jimicsiga, Simone Biles, iyo xidigta dhanka tenniska, Serena Williams.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/83F2\/production\/_91187733_27affcae-20ea-4fbd-8551-8b06ab4717a8.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Serena Williams waxay ku guuleysatay afar biladood oo dahab oo dhanka tenniska ah\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Maamulka la dagaallanka daawada doping-ka ee Mareykanka ayaa si adag u cambaareeyay wax uu ku tilmaamay cagajugleynta internetka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa la ahndadaayaa ciyaaryahano aan waxba galabsan oo sameeyay waxkastoo looga baahnaan&#8221; ayey tiri laa&#8217;nta la dgaallanka daawada mamnuuca ka ah ciyaaraha fudud ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay aqalka Kremlin ee Ruushka waxa uu sheegay inaysan su&#8217;aal ka taagneyn in Ruushka uu lug ku leeyahay arrinta.<\/p>\n<p>Horraantii bishan, agaasimaha guud ee WADA, Olivier Niggli, wuxuu sheegay inay si joogto ah ay ula kulmeen weerar dhanka internetka ah oo kaga imaanayay Ruushka.<\/p>\n<p>Ciyaaryahanada Ruushka ee tartamada fudud ayaa laga mamnuucay tartamada Rio, kaddib markii WADA ay ku eedeysay in dowladda ay maalgeliso barnaamijka dopingka ee awooda tartamayaasha kordhiso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda caalamiga ah ee la dagaallanka daawada kordhisa awoodda ciyaartoyda ee WADA waxa ay sheegeysaa in burcad internet oo Ruushka ka soo jeeda ay isku deyayaan inay u dhacaan hanaankeeda la dagaallanka doping-ka. Waxa ay hay&#8217;ada WADA sheegtay in la soo bandhigay akhbaar laga xaday kumbuutaradeeda. Wakaalad warar oo Ruushka laga leeyahay ayaa waxay daabacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24990,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6v3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24989"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24989\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}