{"id":24962,"date":"2016-09-13T14:40:59","date_gmt":"2016-09-13T14:40:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24962"},"modified":"2016-09-13T14:40:59","modified_gmt":"2016-09-13T14:40:59","slug":"shir-madaxeedka-igad-oo-goor-dhawayd-ka-furmay-muqdisho-iyo-madax-aan-ka-qayb-galin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/13\/shir-madaxeedka-igad-oo-goor-dhawayd-ka-furmay-muqdisho-iyo-madax-aan-ka-qayb-galin\/","title":{"rendered":"Shir Madaxeedka IGAD oo goor-dhawayd ka furmay Muqdisho iyo Madax aan ka Qayb-galin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Waxaa goor-dhaweyd ka Furmay Muqdisho Shir madaxeedka IGAD oo ay ka qayb-galayaan afar hoggaamiye oo ka tirsan todobada waddan ee xubnaha ka ah ururka, sida Madaxweynaha dalka Uganda Musaveni, Kenya Uhuru Kenyatta, RW Itoobiya Haile-Mariam Desilegn, madaxweyne Xasan Sheekh Max&#8217;uud oo shirka marti-gelinaya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaan ka qayb-galayn Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo la sheegay in diyaaraddii sidday ay cilad lasoo daristay ayna Muqdisho dib uga laabatay iyo Madaxweynayaasha Sudan iyo Koonfura Sudan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale, Dalalka ay hoggaamiyeyaashoodu maqan yihiin ayaa waxaa shirkan ku meteli doona xubno kale, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Hadliye uu sheegay in Al-Bashiir uusan shirka imaanayn oo uu metelayo safiirkiisa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Shirkan ayaa looga hadli doonaa ajandayaal ay ka mid yihiin xaalka dalka Koonfurta Suudaan oo ay colaado ka taagan yihiin; Doorashooyinka Somalia ka dhacaya sannadkan iyo qodobbo kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Waxaa goor-dhaweyd ka Furmay Muqdisho Shir madaxeedka IGAD oo ay ka qayb-galayaan afar hoggaamiye oo ka tirsan todobada waddan ee xubnaha ka ah ururka, sida Madaxweynaha dalka Uganda Musaveni, Kenya Uhuru Kenyatta, RW Itoobiya Haile-Mariam Desilegn, madaxweyne Xasan Sheekh Max&#8217;uud oo shirka marti-gelinaya. Shirka ayaa waxaan ka qayb-galayn Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24963,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6uC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24962"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24962\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}